TayoTv

TayoTv

Share

Waxaan kuu soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay, falanqeyn, iyo dhacdooyin toos ah. Nala soco kana mid noqo taageerayaasha TayoSports.

14/02/2026

Fulin Toogasho Maxkamada Ciidamada

14/02/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dilka Saxiibkiisa Heeganka saarnaa maxkamadda ciidamada

14/02/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dilka Saxiibkiisa Heeganka saarnaa.

14/02/2026

Dalkaan meel fog aya laga keenay

05/02/2026

Labo Walaalo oo lagu eedeeyay Dhaca & Qalqalgalin Amniga Barakacayaasha kaamamka Iimeey iyo Dahraan. -
Maxkamadda Ciidamada

02/02/2026

Waxaa lagu eedeeyay in ay qarxiyeen Garoonka Diyaaradaha Baraawe Maxkamadda Ciidamada

01/02/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dilka Labo Askari & Dhac. Maxkamadda Ciidamada.

29/01/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dilka Askari uu waalid u ahaa |Maxkamadda Ciidamada

Photos from TayoTv's post 24/01/2026

Dukumiintiyo sir ah oo laga helay Baarlamaanka Yurub ayaa la sheegay in ay muujinayaan in Imaaraadka Carabta ay malaayiin doolar siiyeen shirkad Swiss ah si ay u fuliso ololeyaal sumcad dil qarsoon oo ka dhacay Yurub.

Ololeyaashan ayaa lagu bartilmaameedsaday Islaamka, Muslimiinta, masaajidda, saxafiyiinta, iyo siyaasiyiinta ku sugan 18 dal.

Waxaa la sheegay in hawlgalku maalgeliyay shabakado warar been abuur ah oo loogu talagalay in Muslimiinta lagu muujiyo cadow gudaha ah, lagu faafiyo xog khaldan, lagu xiro masaajidda, lana abuuro nacayb dadweyne.

24/01/2026

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in Trump doonayo in uu qabto Khamenei si la mid ah sida uu h**e ugu sameeyay Maduro.

24/01/2026

Sacuudigu aya u muuqda in uu isu keenay isbahaysi xooggan oo leh miisaan culus. Waxa ku jira Turkiga, oo si weyn uga soo horjeeda Imaaraadka arrimaha Soomaaliya, Liibiya iyo Suudaan. Waxa kale oo ku jira Masar, oo u aragta in ay wajahayso saameynta siyaasadeed ee Imaaraadka ee Itoobiya, Suudaan iyo Liibiya. Waxaa intaas dheer dhammaan waddamada GCC iyo Pakistan oo ah quwad nukliyeer ah.

Imaaraadkuna waxa ay haystaan Israa’iil dhinac ahaan iyo shabakad xooggan oo ka kooban kooxo aan dawlad ahayn, ganacsato gaar loo leeyahay iyo dhexdhexaadiyeyaal.

24/01/2026

Warbixino sirdoon oo kala duwan ayaa muujinaya in Imaaraadka Carabta ay taageerayeen kooxo gooni u goosad ah oo ka jira Kashmir, kuwaas oo riixayay in gobolkaasi ka go’o Pakistan kuna biiro Hindiya.

Arrintan ayaa hadda lagu tilmaamayaa sababta ugu weyn ee Pakistan u jaray xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la lahayd Imaaraadka Carabta.

Isbeddel siyaasadeed oo weyn ayaa ka socda dunida.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayo Road Garissa
Kismayo