22/05/2022
Agaasimaga PSG Leonardo iyo tabaraha Pochettino ayaa labaduba ka tagi doona PSG
Iyada oo PSG ay magacaabi doonto agaasime cusub
falaqaynta ciyaaraha iyo helida xog sugan
22/05/2022
Agaasimaga PSG Leonardo iyo tabaraha Pochettino ayaa labaduba ka tagi doona PSG
Iyada oo PSG ay magacaabi doonto agaasime cusub
13/08/2019
Deg-deg___kooxaha Barcelona iyo Paris Seant German ayaa ugu Dambayn ku heshiiyay Wax walbo oo ku saabsan Arinka Neymar Si uu Mar labaad ugu Soo Noqdo Kooxda Barcelona.
Neymar oo labo sano ka hor ka Ambabaxay Kooxda Barcelona ayaa ugu Dambayn Kooxda Barcelona dib ula modoobi doona Markale
u aragtaa Soo laabashada Neymar ee Kooxda Barcelona
12/08/2019
RASMI___Gool hayaha Kooxda Liverpool ayaa Garoomada ka maqnaan doona ku dhawaad labo bilood waxa uuna seegi doonaa Kulamo Tun Culus
Halkan Hoose ka Aqriso kulamada Rasmiga ah EE Alisson Beker ka maqnaanayo kooxdiisa Liverpool
12/08/2019
Chelsea vs Liverpool
UEFA SUPAR CUP
14/August/2019
Istanbul, Turkiye
Maka Soo kabsan doontaa Kooxda Blues jabkii Gaadhay Xalay, Mise Liverpool Qaadi doontaa Koobkii labaad ee Sanada 2019
12/08/2019
Alen Sheirar Team of the week
raacday Adigu
12/08/2019
Natiijooyinka Asbuuca koowaad ee Horyaalka ingiriiska
10/08/2019
Manchester City oo Guul Xasuuqa kala Soo laabatay kooxda Westham United.
Kulanka oo Qaybtii H**e lagu kala Nastay 0_1 , Manchester City Hogaanka ku haysay ayaa Qaybtii Dambe Iyana Ku Soo idlaatay 0_5
09/08/2019
Real Madrid ayaa ku dhow in £50M kaga iibiso James Rodriguez Kooxda ay Deriska yihiin ee Atlentico Madrid.
Sidoo kale Kooxda Napoli ayaa lala Xidhiidhinayaa Xidigan aan Taageerada ka haysan Tababare Zedani
09/08/2019
Waxa Caawo Bilaabanaya Horyaalka Xiisaha leh Ingiriiska.
Liverpool vs Norwich ayaana Lagu Daah furayaa