25/09/2023
Khaatumo Post
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khaatumo Post, Sports, Laascaanood.
25/09/2023
Wariye, Dhakhtar, Wadaad iyo waxaa doontoba ahaw; ma jiro adduunka qof dhexdhexaad ka noqda masiirkiisa iyo mustaqbalka carruurtiisa.
Laascaanod, dadka waxa loo xansuuqayaa; waa aan jinsiyaddiina beddelno, bilaa shuruud. Taasina maaha wax qof damiir Soomaalinnimo ku jiro, ka aamusi karo, sidaa darteed waa khasab in laga dhiidhiyo, si aan loo kala dhantaallin Midnimada Ummadda Soomaaliyeed.
Qoomiyada tigreeguba mudo laba sano ka badan ayay ku halgamayeen
Internet la’aan iyo koronto la’aan
ee yaan halganka la joojin.
Bidhaan Media
Waxkasta halaydinka jaree Xasuuqiina duubta.
Xooggaasi waa kii ay eeddi lahaayeen.
Abdirizak Terra
01/01/2023
Isaaqii oo askartoodu gawaadhida dad waynaha ku dhuumanayso si ay Laascanood uga baxaan.
29/12/2022
Laascaanood iyo habeenkii 4aad.
16/12/2022
War saxaafadeed kasoo baxay shirka, aayo tashiga gobolada SSC ee Maamulka Khaatumo.
02/06/2022
Deg-Deg Maxkamdada derajada kowaad ee Gobolka Cayn-(Buuhoodle) ayaa xukun 3 sano ah ku riday Waraabe Harti oo kamida dadka soomaliland uga dhex olaleeya gudaha Buuhoodle,
Muraad oo ah weriye maalin dhaweyd muuqaal iska ka duubay gaadhiga Gudoomiyaha soomalind ugu magacaban Buuhoodle oo calanka Soomalind, ayaa isna Maxakamad la saari doonaa 3 cisho ka dib.
Masuuliyinta Buuhoodle ee Maamulka Puntland kale waxay digniin adag u direen qofkasta oo maleeshiyaadkaa SNM u shaqeeya in xukun adag la dul dhigi doono haddii lagu qabto fal noocaas ah.
Tukaraq Sool khaatumo somalia 🏇🏿🇸🇴
Magacee utaqaan ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Laascaanood