04/06/2026
look soon👀👀
waa team kamida teamamka degmada widhwidh ee heerka koowad waxana la asasay 20/11/2016
04/06/2026
look soon👀👀
23/04/2026
BISMILAAH
bacda salaam, waxaan kusoo dhawaynaynaa kooxda faca weyn ee hillaac fc saddex xubnood oo ah kuwii ugu tayada fiicnaa waqtigan:
1) abdisameth muuze
2) abdikareim seat
2) mubaarik mohameth
waxay si mug iyo miisaan leh usoo dhaweynayaan taageerayaasha iyo masuuliyiinta kooxda, iyo dhammaan ciyaartoydaba. saddexdan xiddig waxaan idin leenahay kusoo dhowaada mar koowaad, mar labaad iyo mar saddexaadba kooxda faca weyn ee hillaac fc.
ALLA MAHAD ISKA LLEH 🙏🏻
27/09/2025
New season and new leadership
19/07/2025
HilaaC TeaM❤️⚽️
12/07/2025
training
05/07/2025
Kusoo dhawoow macalin cabdirasaaq ismacil cali kooxda facawayn ee hilaac fc waxan rajaynaynaa inaad kooxda gaadhsiin doonto guulo badan oo waawayn insh allh
Dhamaad…….
30/07/2024
KULAN ADAG OO SEMIFINAL AH OON WAJIHI DOONO FC HEEGAN GALBATA 4:00pm
GUUL INOO BALANA INSHA ALLAH