31/01/2026
🔵⚒️ CHELSEA vs WEST HAM_ Premier League
📅 Sabti
🕣 8:30 PM (Caawa)
📍 Premier League London Derby
Saadaashaada Aniga
Chelsea 3 Westham 0
Chelsea Fans Waqooyi Bari Waxaad Ka Heli doontaa,Wararka, Kooxda Chelsea IWM.
31/01/2026
🔵⚒️ CHELSEA vs WEST HAM_ Premier League
📅 Sabti
🕣 8:30 PM (Caawa)
📍 Premier League London Derby
Saadaashaada Aniga
Chelsea 3 Westham 0
Difaaca la isku heysto suuqaan kooxkasta waxay u aragtaa difaac ku haboon Chelsea ayaana ku dhaw hadda
Kadib dagaal ay kala kulantay Liverpool, Bayern Munich, Arsenal iyo kooxo kale💙🔥
30/01/2026
🚨BREAKING: Levi Colwill ayaa dib ugu soo laabtay Cobham isagoo sameynaya tababar gooni ah sida uu xaqiijiyay tababare Liam Rosenior.
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Colwill ayaa yiri:
"Colwill waxaan la hadlay saakay, aad ayuu u fiican yahay waa xirfadle si adag ayuu u shaqeynayaa, aad bay u fiicnayd inaan arko isagoo garoonka ku soo laabanaya oo ordaya.
Laakiin waxaan u baahanahay inaan hubinno inuu dareemayo 100% taam ahaansho buuxda, waxaan rajeenaya in garoomada uu dib ugu soo laabto kahor dhamaadka xilli ciyaareedka.
🚨Shirka jaraa'id ee Liam Rosenior:
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya suuqa iyo maalmaha ugu dambeeya:
"Mudnaanta ayaa ah in kooxda laga dhigo mid xooggan inta suurtogalka ah ilaa inta ka dhiman xilli ciyaareedka."
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya saxiixa daafac cusub:
"Waa suurtagal saxiixa daafac cusub, laakiin ma doonayo inaan ciyaartoy kasta keeno sababtoo ah, waxaan rabaa inaan keeno ciyaartoy saameyn ku leh kooxda."
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Josh Acheampong:
"Waxaan rabaa in Josh Acheampong uu ila joogo kooxda Chelsea."
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Cole Palmer:
"Palmer wuxuu sameeyay laba caawin iyo bandhig cajiib ah ciyaarti Napoli, hadda wuxuu diyaar u yahay inuu kusoo bilowdo kulanka West Ham, runtii aad buu u faraxsan yahay."
🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Enzo Fernandez:
"Enzo waa ciyaaryahan heer caalami ah, lama yaabin bandhigiisa Laakiin waxay ahayd wax cajiib ah inaan barto, waa guuleyste dhab ah, Inta aan halkaan joogo, waan ku faraxsanahay inaan arko waxa aan ka heli karno isaga.
30/01/2026
Qarabag 🆚 Newcastle
Monaco 🆚 PSG
Labadii koox soo baxdo mid kamid ayay Chelsea u bixi doonta wareega 16aad ee
F:G| isku aadka aya dhici doona 27ka February markas ayay Chelsea ogaan doonta si rasmi ah.
World Champions Marna Haka Shakin 👀
Sanches 🆚 Napoli Great Save
30/01/2026
Chelsea inta ka dhiman suuqa waxay rabaan inay lasoo wareegaan xidiga Rennes Jacquet
Heshiskaan wuxuu lamid noqon doonaa kii Enzo waqtiga dambe uu ugu biiray Chelsea
Heshiska Jérémy waa la isku heystaa hadda kooxo badan ayaa raba xidiga difaaca dhexe
29/01/2026
Enzo Fernandez aya ku lug yeeshay 14 Gool Xiliciyaredkan Tartamada oo dhan.
5 Gool ayu ku lug yeshay 6dii Kulan ugu dambesay Tartamada oo dhan.
Enzo Yaa Enzo 💙🦁💪.
29/01/2026
midkood baynu isku aadi
29/01/2026
Kooxda Napoli Ayaa Markii u h**eyse Loga Adkaaday Gurigooda Tan iyo December 2024.
Sidokle Napoli Ayaa Markii u h**eyse Iyado qeybta h**e Gurigooda Gool ku hogaamiyay laga Adkaaday Tan iyo 2017.
Chelsea xalay Record Adag jabisay