Nymar Jr

Nymar Jr

Share

brazil

Photos from Nymar Jr's post 14/07/2023

Liiska Beesha Bs ee u baahan in la dhaariyo
Waxay isugu jiraan dhawr kooxood
1. Koox ku xidhan wasaarada hoodii wali mushahar koodii qaata halgankana ka baxsaday oo degan hotel ku yaala garoowe
2. Koox wasiirkoodii iyo xildhibaankii sidii ugu xidhan markii horena iyaga la joogay
3. Koox dib Laga shaqaalaydii iyo koox horay usoo shaqaysay
5. Wasiir ka iyo xildhibaankii kuwo dhalasho iyo ehel ahaan kugu xidhan
6. Kooxo danbi ka carar ah oo gudiyada ku biiray SI ay u keenaan shirarka iyo gudiyada xog tooda

Waxaa Jira Kara qof qof aan danbi lahayn

Lkn 24/48/72 saacadood halagu dhaariyo dhamaantood waxaa

Cabdiqani Caqil Ileeye Halyeey Qaran
Halyeey Qaran
Halbeeg Media Inc
Afnugaal Media Inc.

17/01/2023

Asc
Waxaanu nahay shaqaalaha wasaarada caafimaadka ee gobolka sool gaar ahaana cusbitaalka wayn

-waxaan jirta cadaawada xummo iyo cadawtinimo ay noo qaaday haayad shaqaalaha dawlada waxaan Soo shaqaynayn muddo badan
-waxaanu helnay boosas bedel ah kuwaas oo wasaaradii nasiisay lkn waxaa noo diiday gudoomiyaha haayada shaqaalaha iyo kuxigeenkiisa iyo agaasimaha guudba .

-waxaanu cusbitaalka wayn ka qaadanaaa 60 doolar cidwalbaana waa ogthy .
-waxaa nagu Jira hooyooyin kaligood caruurtooda korsada hadaysan ku filnayn waxaanu Soo mar xili abaaro, xanuuno ,iyo biyo la aan farabadan.
-dadkii xildhibaanada iyo wasiirka kulaa boosaskoodii qaar baa loosii daayey lkn masaakiintayada wali waa nala haystaa .

- wasiiradii, maayaradii,xildhibaanada agaasimayaashii Guud ee lahaa anagaaa
Dadkan metelna shalay maxay noogu doodi waayeen 13 bilood ee aanu silcaynay ilahay waa idin arkaa mise qabiilkiina uun Baad meteshashaan ayaan filayaaa lkn ogaada alle ayaanu leedihiinahay .

25/11/2022

Welcome every one follow up and like

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Sool
Laascaanood
252