Xilibaan maxamed abiib. Hadaladiisa maxa kaga baxay ama aad ka fahantahy
Mahamed hilac
0634110595
18/11/2022
15/03/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare oo ka Socota Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka
Washington D.C-15-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council), waxaana kulankaa lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta. sidoo kale madaxweynaha qaranka Somaliland iyo weftigiisu waxay kulamo kale la yeesheen hay’adda Caalamiga ah ee dimu-quraadiyada qaranka Maraykanka (National Endowment for Democracy) iyo Baanka Adduunka (World Bank).
Warbaahinta Madaxtooyada JSL.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Laascaanood