Bulsho-Weynti Kasooo Qayb Gashay Xafadi Xidhitaanka Koobki Ramadan Cup Ee Garoonka Darwiish Stadium.
Darwiish Stadium Sports
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwiish Stadium Sports, Sports, Laascaanood.
Hambalyo Kooxdii Matalaysay Goobta Sahal Construction Company Ee Ku Guulaysatay Koobka Darwiish Ramadaan Cup🏆
18/03/2026
Champions🏆
Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company Ayaa Noqotay Kooxdi Qaaday Koobki Ka Socday Garoonka Darwiish Stadium
17/03/2026
Final Ramadan Cup Darwiish Stadium.
Waxaa Beri Hadi Alle Idmo Soo Gabo-Gaboobaya Koobki Mudada badan Soo Socday Ee Garoonka Caasimadda Darwiish Stadium.
Kasoo Qayb Gal Wanaagsan.
Waqtiga Ciyaarta:3:30 Pm
Taagerayaasha soo xaadiray kulankii Galabta Garoonka Darwiish Stadium Sports 🏆
16/03/2026
Kulanki Labaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.
Som-Bank
Somtel
Ciyaarta ayaa Kusoo Dhamaatay 4:2
Oo ay Ku Badisay Kooxda Meteleysay Bangiga Som-Bank
Goolashii kulankii kowaad Galabta Labadi Kooxood Ee Wada Ciyaaray Sahal construction company & Gateway School
16/03/2026
Kulanki Koobaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.
Gatwey School
Sahal Construction Company
Ciyaarta ayaa Kusoo Dhamaatay 2:1
Oo ay Ku Badisay Kooxda Meteleysay Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company
15/03/2026
Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ah
Som-bank
&
Somtel
Time:4:30
Garoonka Darwiish Stadium
Daawasho Wacan
15/03/2026
Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ah
Sahal Construction Company
&
Gateway School
Time:3:30
Garoonka Darwiish Stadium
Daawasho Wacan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Laascaanood