Golkhaatumo football club

Golkhaatumo football club

Share

GOLKHAATUMO FOOTBALL CLUB 《C》

Photos from Golkhaatumo football club's post 18/05/2025

kooxda Kulankii shaley Galab

GolKhaatumo (0) Asian(0)

Photos from Golkhaatumo football club's post 08/04/2025

Bismillah :
Kooxda golkhaatumo oo la wareegtay player maxamed Leo oo ah player ka dheela boosaska 10 &11

Gabo gabo: waxanu lenahay kuso dhawow koox laga jecelyahay waxanu ku rajaynayna mustaqbal ifaya inaad la qaadato kooxdada

28/02/2025

Macaliminta iyo player rada ayaa hanblyo udiraya umada islamka
Ramadan Mubarak dhamaan dadka muslimiinta ah oo dhan!
! ✨🌙
Alle khayr keda hayna wa fajiyo dhamanten
family

Photos from Golkhaatumo football club's post 03/02/2025

waxey kooxdu si rasmiya ula soo wareegtay laacibka khadka dhexe sakariye jiilan
Kuso dhawow kooxda faca weyn ee fc

Photos from Golkhaatumo football club's post 31/01/2025

Fc Golkhaatumo 1
Fc marco 0

Kooxda nala ciyaartey. Fc marco wxaan lenahy wxaad ciyaarteen kubad aad u qurux badan badiyaaba waa bahdeen

Golkhaatumo football club

Photos from Golkhaatumo football club's post 26/05/2024

💚⚽️🙏

Photos from Golkhaatumo football club's post 14/04/2024



Golkhaatumo fc 4
Waabari fc D. Boocame 0
Waxaa kooxda goolasha udhaliyey

afgaab 2 ⚽️⚽️
@ Mohomed Leo 1⚽️
caska 1⚽️

Kooxdii nala ciyaaraysay Fc waaberi D. Boocame waxan leenahay kubad qurux badan baad ciyaarteen badiyaaaba waa bahdeen

09/04/2024

Bismilah.
Dhamaan mamulka. Macalimuinta io ciyaartoyda kooxdu waxay umada islaamka ugu hanbalyeynayaan gaar ahaan bulsha waynta -KHAATUMO curashada bisha shawaal ee Eidul fudriga
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير
Ilahayy acmashii salixa ahayd hayga aqbalo ciidka ciidkisana barwaaqo io basH basH haynugu dhaadhsiiyo.

W/Q..

Photos from Golkhaatumo football club's post 31/03/2024

Bis milaah waxa si habsimi leh ugusocdey kooxda ramadaan cup waxa galpta lagu so gaba gaba gabeeyey garoonka sool stadium 🏟
Waxa iskugu yimid final labada kooxed ee ku kala cayaarayey maraaga fc vs huwan fc
Waxay guushu raacdey kooxda ku cayaareysay maraaga fc
Maraaga fc 6
Huwan fc 5
🏆🏅⚽️

21/02/2024



Golkhaatumo fc 3
Damaashad fc 2
Waxaa kooxda goolasha udhaliyey

ismail 2 ⚽️⚽️
@ Mohomed ahmed abdi 1 ⚽️

Kooxdii nala ciyaaraysay Fc Damaashad waxaanu leenahay kubad qurux badan baad ciyaarteen badiyaaaba waa bahdeen

family⚽️🙏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


GOLKHAATUMO
Laascaanood