Dhuub mahamout Dhuub

Dhuub mahamout Dhuub

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhuub mahamout Dhuub, Horse Riding School, Laascaanood.

04/04/2023

Xerada Goojacade oo warkeeda waa la hayaa
Sawirkan ayaa mardhowayd Laga qaaday Goojacade

03/04/2023

Wufuud qaybta dhimirka ah ayaa Saaka booqasho ku gaadhay aaga Bari ee magaalada lascanod

03/04/2023

Waali wadareed ka dhacday magalada Lascanod🙏

25/03/2023

Dekedda gara cad oo siradan

25/03/2023

Muusow si facan baad igah adegataye wax ii dhiib. Aan xafaayad doontee.😱

Photos from Dhuub mahamout Dhuub's post 12/01/2022

97 dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo sanado ah ku xirnaa xabsiyo ku taala dalka Libya ayaa saaka Arbaco ah dowladda Soomaaliya dib ugu soo celisay dalkooda.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay kamid yihiin wasiiro xukuumadda ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay.

Dhalinyaradan ayaa ka soo baxsaday meelihii ay ku heysteen magafeyaasha iyagoo isku dhiibay Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya, iyadoo dadaalada soo guri noqoshada ay ka wada shaqeeyeen Xafiiska Ergoyinka Gaarka ah ee Xuquuqda Caruurta danjire Maryan Yaasiin. oo kaashanaysa hey’adda Socdaalka Adduunka ee IOM.

F:G madaxwayne Farmajo Oo la Kulmay Madaxweynaha Libya kalana Hadlay Dhalinyarada Somaliyed Ee ku xaniban Dalka Libya.

12/01/2022

H

Photos from Dhuub mahamout Dhuub's post 28/02/2021

Ciidamada Milatariga Mamul goboleedka Somaliland Ayaa Dhawaanahanba Hadalo kasoo Baxaya. AY sheegayen in Ay Gadoodsan yihiin Kadib Markii Ay wax Daryeela Ka waayen. Dhinaca Maamulka "Muuse biixi".
Hase Ahaate Ciidanka Ayaa Soo baneeyay Dhamaan Xududahaasi yaga oo U socda qul qul isdaba JooGa. Una Anba baxaya Dhinaca Galbeed ee Xarumaha Mamulkaasi Ku leeyahay waqooyiga somalia.

Sidoo kale IL Wareegto Kala Duwan oo aan weli Lashaacin Ayaa Yana Ka soo baxaya Bulshada ka Agdhow Jiidaha Ay Joogan Milatariga Maamulka Somaliland. IL wareeG yadaaso sheegaya In Dhamaanba Ciidanka JooGa Jiidaha Uu LA soo xiriiraya Raysal wasaare ku xigeenka Dawlada Fadaralka Somalia. Isagoo sheegay in Dhamaanba Cidankaasi Laga Qaramayn DoonO Dawlada Fadaralka Yagoo JooGa Goobaha Ay Hadda Ku suga yihiin.
Sido kale wararka soo baxaya Ayaa Yaguna ah. In saraakisha Jiidaha h**e Ay xaqiijiyeen inuu Raysal wasaare ku xigeenkaasi Dhawaan Booqasho ugu imaan doono Cidankaasi Sidaasna Ay kaga mid Noqon Doonan Dawlada Fadaralka Somalia.

Arintan Ayaa Khal Khal iyo Caqabad ku Abuurtay Maamulka Somaliland oo Dhawaan isku Diyaarinayay Dawlad Doorashoy, bilaha Fooda inagu soo haya.

Hadaba "Akhriste Makula Tahay IL wareeG Yada Kala Duwan ee kasoo Baxaya Dhinaca waqooyi ee somalia iNay Noqon karaan Mid Halku dhig iyo Rajo buuxda u noqonkara Somalia oo midowda"

Photos from Dhuub mahamout Dhuub's post 27/02/2021

Bay dhabo Janaay🌹

23/02/2021

MA jiRa Wax Ka Dhalaal Iyo Udgoon Badan??

Marka uu Da`ayo Roob Ubax Dhalaal badan iyo Zaxan zaxo ku qaado🌹.

09/02/2021

Waxaan idin ku salaamayaa astaanta, sharafta iyo karaamada uu huwanyahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 🇸🇴💪 Fadlan share Halgu qabto🌹🥰

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Laascaanood