Golden stars fc

Golden stars fc

Share

Golden stars fc

Photos from Golden stars fc's post 19/08/2025

Congratulations
Iyo
Oo arooskoda ka dhacay dagmada luuq Waxan ku lenahay Oroskaada mid lagu nagaado Allaha ka dhigo oo lagu nasto adiga iyo marwadada 🙌

Photos from Golden stars fc's post 27/07/2025

Congratulations waxaan Halkaan oga Hambaliyeyneyna walalken Ibraahim nuur ibraahim Iyo Marwadiisa xayon Cabdullahi ulaax waxan lenahay kuwi isku wara ubad qeer qaba kala Hela ILAHAY ha idin ka dhigo Guuleystay

Photos from Golden stars fc's post 09/05/2025

Congratulations
Waxan Halkaan hamabaliyo Buuxdo oga direynaa Kooxda Faca Weyn White Star Football Club Oo Galabta ku guuleysatay Liiga Dagma Ka socday malmahaan waxan Idin leenahay Hamabaliyo Hamabaliyo Waad uqalanteen Kaabkan inaad qaadan Intaan iyo in kabadanna waan idiin rajeyneyna Guulesta

28/02/2025

Bismillah
𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗥𝗔𝗞!

Innagoo ah bahda Golden stars fc waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadan.

Waa fursad qiimo leh oo aan ku xoojin karno cibaadada, samafalka iyo is-xisaabinta. Waxaan idinku dhiirigelinaynaa in laga faa'iidaysto bishan barakaysan, iyadoo la badinayo soonka, salaadda, akhriska Qur'aanka, iyo wax kasta oo kheyr ah.

Ramadan Mubarak! Ilaahay haynaga aqbalo cibaadadeena, danbigeenana ha dhaafo. Aamiin!

05/02/2025

FT stadium ganane ✅

Golden stars fc 1 - 1 white stars

Rigooro Rigooro

Golden 3:1 White Stars

Goal scorer!

Dada Amin dada ⚽️

MOTM

Dada Amin dada 🎁

Maroodiyasha

05/02/2025

BISMILAH.

KULANKA GALABTA ISREEBKA LIIGA INSHA ALLAH.

Golden stars fc 🆚️ White Stars

■ WAQTIGA | ⏰️ 16:20

■ MAALINTA | 🌍 Arboco

■ KULANKA | 🏆 LIIGA DAGMADA

■ GAROONKA | LUUQ STADUIM



GUUL WACAN GEESIYAASHA🥰

DE HEREOS💪

Photos from Golden stars fc's post 28/01/2025

Training⚽ Isku diyaarinta Warega Labad E Liga Dagmada

Photos from Golden stars fc's post 20/01/2025

Inalillahi waInaaileyhi Raajicuun
ILAHAY ha unaxariisto walalken
Sicid shugri Jannatul Firdowsa allaha ka warabiyo Dhamaan Ehellada iyo Qarabada iyo Asxabta Uu Ka Geeriyoday Sabar iiman Allaha Naga SIIYO

Photos from Golden stars fc's post 17/01/2025

Chuma kariim

Photos from Golden stars fc's post 09/01/2025

FT stadium ganane ✅

Golden stars fc 2 - 0 WALALAHA

Goal scorer!

Adeec jr ⚽️ ⚽

🅰️ Sharma
🅰️Taksi

MOTM

ADEEC JRj 🎁

Maroodiyasha

09/01/2025

Hambaliyo Hambaliyo
Waxan halkan oga hambaliyeyneyna
Walalken Abwaan Xiirey MARWADIISA
ILAHAY HAKA DHIGO KUWII ISKU WARAA
OO OWLAAD BARIYAAL AH KALA HELA

KADIB

KULANKA GALABTA INSHA ALLAH.

Golden stars fc 🆚 ️ WALALAHA

■ WAQTIGA | ⏰️ 16:20

■ KULANKA | 🏆 LIIGA DAGMADA

■ GAROONKA | LUUQ STADUIM



GUUL WACAN GEESIYAASHA🥰

DE HEREOS💪

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Luuq?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Airport Street
Luuq