22/03/2026
Labadii Captain Ee SagaL Jet Football Club Wajale
Halkan Kala Soco DhaQ DhaQaaQ Walba Oo Ku Saabsan naadiga
SAGAL JET FOOT BALL CLUB football
22/03/2026
Labadii Captain Ee SagaL Jet Football Club Wajale
10/03/2026
SagaL Jet Football Club Wajale
Kooxdii MagaaLada 👏💉🩸
11/07/2025
Waxa maanta Oo jimce Ah La Ciyaaraya Finalkii Cupkii Loogu Magac Daray Laacibkii Wayna Ee SagaL Jet Football Club Wajale Abdifatax Arteta Ka Soo In Mudo Ka Socday Garoonka
Maamulka macalimiinta, iyo ciyaartoyga naadiga SagaL Jet Football Club Wajale Waxay hamblayo u dirayaan Guudomiyaha guud ee kooxda. (Commissioner Abdi Yusuf-daahir) Oo madaxweynaha Jamhuuriyadda somalilnad xil u magacaabay.
Kooxda ku Ciyaarta Magaca Sagal jet Ayaa Qaaday koobki 18 may Ee Lagu Ciyaarayay Magalada tog Wjle iyagoo Hantay Koobkedi 10aad Oo MaxaLi Ah
18/05/2025
waxa maanta la ciyaari doona finalka tartanka 18 may cup kaaso lagu xusayo maalinta qaran waxaana lagu ciyaari doona garoonka zilaanyo stadium 4:00 galabnimo
Badiyaaba Waa Bahdeeen 💯
Ruug Cadaagi Soo RogaaL Celi
Abdurehman Abdilah Yusuf Waxad Dadka Soo Xasuusisay GoaLkii Cristiano Ronaldo Uu Ka DhaLiyay XuLka Qaranka Spain 🇪🇸 🙀👏
15/09/2024
MaamuLka MacaLimiinta Iyo Dhamaan Ciyaaryahanada Sagaljet Company Waxay HambaLyo Udirayaan Lacibkii Naadiga Ina Abdillahi Essa Oo Ka QaLan Badashay Jamacada Golis University Walal Ilaahay Ha Kugu AnfacO CiLmigaad Barateey GuuLo KaLe Oo Waaweyn ayaan Ku Rajaynaynaa 🙌🙏
04/07/2024
Maamulka, macalimiinta, ciyaartoyga. Naadiga SagaL Jet Football Club Wajale Waxay hamblyo iyo bogaadin u dirayaan mid kamida ciyaartoyga kooxda oo ka qalin-badalanaya jaamacadda ( GOLIS UNIVERSITY)
Waxaynu ugu duceyneyaa cilmigaa uu bartay In Alle ku anfaco, Naftiisa, Dadkiisa, iyo Dalkiisa.
Ina Abdillahi Essa Congratulations our herro.👏
11/06/2024
AlhamduLilah AlhamduLilaH
GuuL Wacan Ayaan ka Gaadhnay Maanta Naadiga
Sagal jet 2 MaaLiyada 1
Inta Daawatay Inta Niyada Naga Tageertay
Dhamantiin Mahadsanidiin 👏👏
11/06/2024
🏆
Guul Baan Inoo RaJaYnayaa DhamanteenBa ⚽️✍️