05/04/2026
Mustaqbalka xafada😍🥰
ku soo dhowow gacmo furan sh abroone team
05/04/2026
Mustaqbalka xafada😍🥰
24/02/2026
Manta oo an ciyarnay kulankeyna ugu horeyay Ee Ramadan cup 2026 oo an laciyarnay dhigeyna ciyartaas oo kuso idlatay
Sh.Aproone 5 Vs 2 Banaadir
My team mar walbo guul io gobonimo💪⚽️
29/06/2025
انالله واناالیه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Waxa hada naso garay geeri ad an uga naxnay Waxa hada geriyoday gudomiyaheyna Bile Baashi Waxana murugta la qeybsaneynaa ehelkiisa io qarabadiisa uu ka geryooday anagana samir io imaan Allah nagawada siiyo Waxana alle ugu baryeynaa inu u naxriisto janadiisa fardowsa ka waraabiyo 🥹🥹🤲
15/06/2025
Waxa naga xanunsan walalkeyna Bile Baashi waxan alle kaga bariyeyna inu cafimad tam ah kusiiyo xanunkana dembi dhaaf alle hakaga dhigo 🤲🥹
28/05/2025
Mahadsanidiin Rasmi Sports 🙏 iyo waxan oo kale u mahadcelineynaa mamulka cashadan quruxda badan soo agaasimay kun io kow jeer mahadsanidiin🙏🙏🥰
Xaflada caawa oo lagu soo bandhigay kobabkii ay xogweynta Shekh abroone ku guleysatay 🏆⚽️😍
23/05/2025
Hampalyo Hampalyo my team sh.abroone 🏆⚽️😍
14/03/2025
Abdihakim Osman Siyad brother soo kabasho deg deg ah ku rajeyneynaa insha allah🥹🤲
Waxan murugta laqeybsaneynaa wllkeyn c/xakin cusman oo manta lugta ka jabtay
Cafimad deg deg ah ku rajeynaynaa 🤲🥹
MABRUUK MABRUUK MABRUUK
Alfa mabruuk waxan halkan tahniyad meher ugu direynaa walalkeyna Shaafici Cabdi Ibraahim Shafaa io dumashideyna Maxamuud Diiriye oo uu manta meherkoda ka dhacay allah ka dhigo meherkii lagu nasto lagu nagado awlaad baari kla hela💍💑🥰💯😍
❤💍 بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 💑