Volunteer Community Development CPO

Volunteer Community Development CPO

Share

Volunteers Community Development. (CPO)

I am volunteer kind humanity for help to Somali Refugee community in Nairobi:-



1- I give information to Refugees where to getting Registration UNHCR and Direction locations UNHCR in nairobi Or Camps.

2- Some times I support Interpretation Refugees for hospitals and embassy , if they Requested me from community. and also I do Mobilization and Interpretation workshops or train

02/12/2018

Hear from the African lady who has delivered 21,000 babies at the hospital she built from rubble. In Capital Hargiesa Somaliland 😍🙏👋

In celebration of International Women's Day!

21/04/2018

Thanks A lot Mamma Africa ,Mamma Adna build Hospital in Somaliland !

24/03/2018

Ka faideeyso oo aqriso !

10 Shey Oo Dhawac Gaarsiin Kara Kiliyahadda is ilaali hee

1-Kaadida ha isku celin hadii aad kaadida isku celisid waxay qatar u tahay kiliyahadda waxaana ku beermaya dhagaxan.

2- Biyo yarida uma fiicno kiliyaha waayo kilyaha waa nadiifiye waxayna u bahanyihin biyo si sunta looga saaro jirka.

3-Sonkorta waxay qatar u tahay jirkeena cafimaad ahaan,cilimi baaris la sameyey waxaa lagu ogaaday qofkii labo qaado kabadan sonkor isticaamlo in kadiiisa laga helo protein taasna uma fiicno kiliyaha.

4-Hilibka waxaa ka buuxa protein, proteinkaas wuxuu kor u qadaa qaab dhismeedka jirka umana roono kilayaha protein.

5-Cusubada badan waxay sababtaa dhiig kar iyo in kilyaha dhawac soo garaan.

6 -hadii aad si qaldan u seexatid ama jirkeeda isku jiro waxaa macquul ah in kilayaha dhawac ka soo gaaran si sax ah u seexo.

7-vitaminadda qarkood hadii u jirkadda ka maqan yahay sida Mg iyo B6 waxaa hoos u dhacaya shaqadda kiliyaha.

8-Coffeeka badan uma fiicno jirkadda wuxuu stress ku ridayaa kiliyahadda.

9-Qamriga uma fiico beerka iyo iyo kiliyaha.

10-dawooyinka loo isticimaalo xanuun baabiyaha waxay sidaan sun dhawac gaar siin karo beerkadda iyo kiliyaha.


W/Q Dr Cadceed

28/02/2018

Ka faideeyso dhig karka !!!!

01/11/2017
06/05/2017
25/12/2016

Please watch an share mamma Africa !

23/10/2015

Qofka u hanqaltagayow tahriibka dawo dhibatada u leeyahay

Timeline photos 26/06/2015

please share

Please Put down the gun Take the pen.It's time of peace. it's time of our children need to go the School .
Fadlan Qori dhig Qalinka qaado. waa waqtigii Nabada . waa waqtigii caruurteena aay aadi lahayayeen iskuulka .

please share this massege ..... Fadlan sharegareey

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Merca