Xidigaha CaliKamiin Academy

Xidigaha CaliKamiin Academy

Share

Xidigaha Calikamiin waxaa la aasaasay Sanadkii 2018, Waa akademiyad ka dhisan D.w.nabada gaar ahaan xaafada calikamiin. hoyga soo saarista xirfadlayaal da'ayar

{ In aad xidigaha calikamiin u baxdo waa wax iska caadi ah balse inaa ka badiso waxey u baahan tahay karti iyo awood dheeri ah}.

26/05/2026

CIID WANAAGSAN βœ¨πŸŒ™

Akadeemiyadda Calikamin Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan umadda Muslimiinta ah Gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈ

πŸŽ‰ Ciidul Adxa Mubaarak
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan 🀲



24/05/2026

Abdirahman ( qaroof ) Daafac kalsoni leh 🫑⚽

Fariintaada commentiga πŸ‘‡


23/05/2026

Our captain mucawiye Β©οΈπŸ‘‘



23/05/2026

Just kidding πŸ˜‚



23/05/2026

Mr goal abdijabar jotta 20

Mid kamid ah gool dhaliyaasha akademiyadda


23/05/2026

Tiki-taka

calikamin academy hoyga xirfadlayaasha


22/05/2026

⏱️ FULL TIME

⚽ Calikamin Academy 6– 5 horsed waaberi Academy

Bandhig ciyaareed oo cajiib ah πŸ”₯πŸ‘

πŸ’ͺ 🎯 who is next


20/05/2026

For joke πŸ˜…



18/05/2026

πŸ’ͺ⚽ Awood ka dhex muuqata akademiyadaha Gobolka banadir πŸ”₯

Hadafkennu wa soo sarista ciyaatoy dhan walba ka diyaarsan 🌟πŸ”₯


17/05/2026

Another goal from Abdiweli ⚽πŸ”₯

Man of the game ⚽πŸ”₯


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadisho