FC.super-power sports mogdisho-dharkenley

FC.super-power sports mogdisho-dharkenley

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC.super-power sports mogdisho-dharkenley, Amateur Sports Team, Mogadisho.

04/08/2017
Photos 15/02/2016

wangsan alll asxbta

Mobile uploads 14/10/2015

wangsan alaha inoo wanajiyo sandkaan 1437Hj cimri iyo camal wangsan aaamiiiin aaaamiiin.

Mobile uploads 11/10/2015

Ciyaar yahankeenii h**e ee soo mary naadiga waqti iyo waayo guulo lasaaxib ah la soo qaty ee las cade..................."
WAXAAN HALKAAN HAMBALYO AROOS UGU DIMohamed Hussein HassanLASS WADIISA QAALI FAARAX TARIKHDA:08:10:2015 MAALIN KHAMIIS AH"
Sxb farxda iyo nolol wacan ayn ku rajynynaa.

Photos 11/10/2015

dhamaan asxbteen qaaliga ah iyo shacbaka somaliyed
***************** hambaliyo hambaliyo hambaliyo ******************
qoloba calankeedu waa caynoo
innaga keenu wa cirkoo kale oo
an caadna lahayne caashaqa

xidigyey cadi waad na ciidamisee
carrada kaligaa adow curadee
cadceedda sideeda caan noqo

cishadad dhalataad calooshayadii
sidii culaygii cidaad marisee
Allow ha ku celin cawoy dhaha

shantena cududood cadkii ka maqnaa — (shantena → shanteenna)
adow celiyoyna caawimayee
wa calaf cimrigays-ku keen simayee [?]

Mobile uploads 24/09/2015

Ciiiid wanaagsan dhamanaan umda islaamka ah iyo asxbteen qaaliga nagu ah
Ciidan ciided kale nabd iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo aaaaamiin
muhdin hasan"maaney" waa as-aasaha teamka oo ku sugan south africa ciid mubaarak mudane

Photos from FC.super-power sports mogdisho-dharkenley's post 22/09/2015
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadisho