Garasbaaley Sports Club

Garasbaaley Sports Club

Share

Football

Photos from Garasbaaley Sports Club's post 19/08/2025

Dagmada Garasbaley Oo Soo Dhaweysay Laacibka Cusub ee Abdirahman jabtiil (Xeyraan) Oo Qeyb Ka Noqon Doono Xidigaha kumatali Doono Tartanka Kubada Cagta Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

Photos from Garasbaaley Sports Club's post 17/04/2025

Sawirro: waxaan maanta oo aay Taariikhdu tahay 17/04/2025 si rasmi ah oga bilawday xaafiiska sportiga degmada garasbaaley diiwaan galinta kooxaha Academyada ka dhisan degmada garasbaaley,

10/09/2024

Shibis 0-1garasbaleey

Xulka degmada garasbaley oo kagaray guuul koobka degmoyinka gobalka banadir iyo demada balcad

Dhaman hambalyo shacabka garasbaley iyo mamulka degmada oo mujiyay isku xirnan iyo wada shaqeyn xaga isbortiska

Sportska waa isdhacgalka bulshada

Admin👁️‍🗨️

Photos from Garasbaaley Sports Club's post 05/03/2023

Kulanki galabta degmooyinka iyo deegaanada gobolka banaadir
kaaraan 1 vs 2 garasbaaley

23/02/2023

Garasbaley vs yaaqshiid
🏟️Mogadishu stadium
⏰ 2:00
Maxaad urajeynysa xulka kubada cagta deg.garasbaley

21/02/2023

Kulanka galabta
Kaaraan vs garasbaley
🏟️ eng.yariisow
⏰ 3:30
Maxa kafileysa xulka kubada cagta garasbaley

Photos from Garasbaaley Sports Club's post 02/02/2023

Tarikh 02/02/2023

Galabta waxaan kulan sxbtinimo oo is diyaarin ah aan la yeelanay dhigeena deg. howlwadaag

Howlwadaag 1 vs 3 Garasbaaley

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadisho