Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans

Share

๐Ÿ”ด๐Ÿ—ž Halkani waxaad ka heli doontaa Wararki Ugu Dambeeyay Kooxda- tabinta ciyaarta- Taariikho hore. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore

Congratulations you finally Found this Page!

24/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ”ดMohamed Salah ayaa hugaamin doona weerarka kooxda kulanka galabta ee aan wajihi doonno Brentford.

LAST

24/05/2026

๐—– ๐—œ ๐—ฌ ๐—” ๐—” ๐—ฅ ๐—ง ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐ŸŽฎ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š: Liverpool ๐Ÿ†š๏ธ Brentford
๐Ÿ† ๐Š๐จ๐จ๐›๐ค๐š: Premier League-ga
๐ŸŸ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š: Anfield Stadium
โฐ ๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š: 18:00 Fiidnimo, XGA
๐Ÿ“†๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: Axad,24แต—สฐMay- 2026

Kulanka Maanta waa Kulankii ugu dambeeyay ee kooxda u dhelaan Salah iyo Robbo.

Waxaan rajaynayaa inaan guul ku macsalaamayno.

Nala Wadaag Sadaashaada kulanka?

23/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ—ฃMohamed Salah: โ€œBerri ayaan idin arki doonaaโ€ฆ markii ugu dambeysay.โ€โค๏ธ๐Ÿฅน

Photos from Liverpool Somali Fans's post 23/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจโค๏ธTaageerayaasha Liverpool ayaa diyaarinayay Tifo gaar ah oo wata lambarrada Mohamed Salah iyo Andy Robertson.

Jawiga Anfield berri wuxuu noqon doonaa mid qiiro leh, iyadoo taageerayaashu doonayaan inay si weyn u maamuusaan labo kamid ah halyeeyadii ugu waaweynaa Liverpool ee casrigan.

kulanka Anfield ee beriโ€ฆ wuxuu noqon doonaa kulan gaar ah.๐Ÿฅน๐Ÿ”ด

23/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจโค๏ธArne Slot iyo ciyaartoyda Liverpool ayaa sameeyay presentation gaar ah kahor tababarka kooxda, iyadoo sharaf iyo qadarin loo muujiyay labada hoggaamiye ee Andy Robertson iyo Mohamed Salah.

Photos from Liverpool Somali Fans's post 23/05/2026

Mo iyo Robbo Macsalaamayntoodii wali waa socotaa!๐Ÿ‘‘โค๏ธ

23/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ—ฃArne Slot:

โ€œWaxaan u maleynayaa kooxdii ugu fiicneyd ee Jurgen Klopp ee u tartami jirtay dhammaan koobabka inay qaadatay dhowr sano in la dhiso.

Duqu wuxuu leeyahay Klopp-ba dhawr sano uu dhisayay kooxda anina waa inaa helaa dhawr sano aa ku dhiso.๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

22/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ˜ฒBREAKING: Liverpool waxay hadda si weyn ugu dhowdahay inay qanciso Yan Diomande si uu ugu soo biiro Kooxda, taasoo ah tallaabada ugu muhiimsan ee transfer kasta.

Marka oggolaanshaha ciyaaryahanka la helo, kooxda ayaa markaas si rasmi ah ula fariisan doonta kooxda uu ka tirsan yahay si loo dhammeystiro heshiiska.

OMG!๐Ÿ˜ฒโค๏ธโค๏ธ

- El Capitano

22/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐Ÿ˜ฒ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š: Boor ay ku qorneyd โ€œ โ€ ayaa maanta lagu dhejiyay bannaanka xarunta Tababarka Liverpool AXA Training Centre.

Waxaa laga cabsi qabaa in kulanka Brentford uu hareeyo buuq looga soo horjeedo Slot.

Haddii aysan maamulka Liverpool dajin Taageerayaasha.

- El Capitano

22/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ”ดSamuel Martรญnez to Liverpool is ๐—›๐—˜๐—ฅ๐—˜ ๐—ช๐—˜ ๐—š๐—ข done! โœ…

Boosaska uu ka dheelo.....

Attacking Midfielder (No.10) โ€“waa booskiisa rasmiga ah

Wuxuu sidoo kale ka ciyaari karaa:

โ€ข Right Wing
โ€ข Left Wing
โ€ข Mararka qaar Second Striker.

22/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ด๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Liverpool ayaa ku dhow saxiixa daโ€™yarka reer Colombia ee Samuel Martรญnez! ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ดโœจ

Xiddiga Atlรฉtico Nacional ayaa lagu wadaa inuu qalinka ku duugo heshiis 5 sano ah marka uu gaaro 18 jir, iyadoo Reds-ku ay ka adkaatay Barcelona iyo Dortmund tartanka loogu jiray saxiixiisa. ๐Ÿ”ฅ

Qiimaha heshiiska ayaa gaaraya โ‚ฌ1m, halka Atlรฉtico Nacional ay sii haysan doonto boqolkiiba iibka mustaqbalka.

Mustaqbal kale oo ifaya ayaa kusoo wajahan Anfield. โค๏ธ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadisho