๐จ๐จ๐จ๐จ๐ดMohamed Salah ayaa hugaamin doona weerarka kooxda kulanka galabta ee aan wajihi doonno Brentford.
LAST
Liverpool Somali Fans
๐ด๐ Halkani waxaad ka heli doontaa Wararki Ugu Dambeeyay Kooxda- tabinta ciyaarta- Taariikho hore. ๐ธ๐ด
Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore
Congratulations you finally Found this Page!
24/05/2026
๐ ๐ ๐ฌ ๐ ๐ ๐ฅ ๐ง ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ก ๐ง ๐
๐ฎ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ญ๐: Liverpool ๐๏ธ Brentford
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ค๐: Premier League-ga
๐ ๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐: Anfield Stadium
โฐ ๐๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐: 18:00 Fiidnimo, XGA
๐๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐: Axad,24แตสฐMay- 2026
Kulanka Maanta waa Kulankii ugu dambeeyay ee kooxda u dhelaan Salah iyo Robbo.
Waxaan rajaynayaa inaan guul ku macsalaamayno.
Nala Wadaag Sadaashaada kulanka?
23/05/2026
๐จ๐จ๐จ๐จ๐ฃMohamed Salah: โBerri ayaan idin arki doonaaโฆ markii ugu dambeysay.โโค๏ธ๐ฅน
23/05/2026
๐จ๐จ๐จ๐จโค๏ธTaageerayaasha Liverpool ayaa diyaarinayay Tifo gaar ah oo wata lambarrada Mohamed Salah iyo Andy Robertson.
Jawiga Anfield berri wuxuu noqon doonaa mid qiiro leh, iyadoo taageerayaashu doonayaan inay si weyn u maamuusaan labo kamid ah halyeeyadii ugu waaweynaa Liverpool ee casrigan.
kulanka Anfield ee beriโฆ wuxuu noqon doonaa kulan gaar ah.๐ฅน๐ด
23/05/2026
๐จ๐จโค๏ธArne Slot iyo ciyaartoyda Liverpool ayaa sameeyay presentation gaar ah kahor tababarka kooxda, iyadoo sharaf iyo qadarin loo muujiyay labada hoggaamiye ee Andy Robertson iyo Mohamed Salah.
23/05/2026
Mo iyo Robbo Macsalaamayntoodii wali waa socotaa!๐โค๏ธ
23/05/2026
๐จ๐จ๐จ๐ฃArne Slot:
โWaxaan u maleynayaa kooxdii ugu fiicneyd ee Jurgen Klopp ee u tartami jirtay dhammaan koobabka inay qaadatay dhowr sano in la dhiso.
Duqu wuxuu leeyahay Klopp-ba dhawr sano uu dhisayay kooxda anina waa inaa helaa dhawr sano aa ku dhiso.๐๐
22/05/2026
๐จ๐จ๐ด๐ฒBREAKING: Liverpool waxay hadda si weyn ugu dhowdahay inay qanciso Yan Diomande si uu ugu soo biiro Kooxda, taasoo ah tallaabada ugu muhiimsan ee transfer kasta.
Marka oggolaanshaha ciyaaryahanka la helo, kooxda ayaa markaas si rasmi ah ula fariisan doonta kooxda uu ka tirsan yahay si loo dhammeystiro heshiiska.
OMG!๐ฒโค๏ธโค๏ธ
- El Capitano
22/05/2026
๐จ๐จ๐จ๐จ๐ด๐ฒ๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐: Boor ay ku qorneyd โ โ ayaa maanta lagu dhejiyay bannaanka xarunta Tababarka Liverpool AXA Training Centre.
Waxaa laga cabsi qabaa in kulanka Brentford uu hareeyo buuq looga soo horjeedo Slot.
Haddii aysan maamulka Liverpool dajin Taageerayaasha.
- El Capitano
22/05/2026
๐จ๐จ๐จ๐จ๐ดSamuel Martรญnez to Liverpool is ๐๐๐ฅ๐ ๐ช๐ ๐๐ข done! โ
Boosaska uu ka dheelo.....
Attacking Midfielder (No.10) โwaa booskiisa rasmiga ah
Wuxuu sidoo kale ka ciyaari karaa:
โข Right Wing
โข Left Wing
โข Mararka qaar Second Striker.
22/05/2026
๐จ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐: Liverpool ayaa ku dhow saxiixa daโyarka reer Colombia ee Samuel Martรญnez! ๐จ๐ดโจ
Xiddiga Atlรฉtico Nacional ayaa lagu wadaa inuu qalinka ku duugo heshiis 5 sano ah marka uu gaaro 18 jir, iyadoo Reds-ku ay ka adkaatay Barcelona iyo Dortmund tartanka loogu jiray saxiixiisa. ๐ฅ
Qiimaha heshiiska ayaa gaaraya โฌ1m, halka Atlรฉtico Nacional ay sii haysan doonto boqolkiiba iibka mustaqbalka.
Mustaqbal kale oo ifaya ayaa kusoo wajahan Anfield. โค๏ธ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadisho