17/08/2026
Man United Tan Iyo Markii Carrick Macalin U Noqdey Waa Kooxda Dhibcaha Ugu Badan Shaqeysatey Kulamadda Eplka!๐ฅ
๐ 39 dhibcood โ 17 kulan!
Carrick Shidanaaba Shidan Yaa Is Gaarey๐๐พ
15/08/2026
๐ด๐๏ธ UNITED FANS, HALKAN AAN KU WADA HADALNO!
Page-kan laga bilaabo maanta kubadda cagta ayaan Uga Hadli doonnaa, laakiin gaar ahaanโฆ MANCHESTER UNITED! ๐น๐ด
๐ฐ Wararka kooxda
๐ Suuqa & Transfers
๐จ Breaking News
โฝ Ciyaaraha & Falanqaynta
๐ฅ Iyo wax kasta oo United la xiriira!
Waxaa jira pages iyo ilo kale oo Somali ah โค๏ธ, laakiin halkaan waxaan rabaa inaan idinka dhigo meel ka duwanโwar, madadaalo iyo football vibes isku Si Ah! ๐โฝ
Haddii aad tahay United fan, isoo raac! ๐๐ด
Once Red, Always Red. โค๏ธ