Aqwaan Academiya

Aqwaan Academiya

Share

Asc walaalaha qiimiga badam kuso dhawaada Page-kena Aqwaan Academy Taageeridu wa dhankina

Photos from Aqwaan Academiya's post 13/03/2024

Awalan Asalamu caleykum Asxbta nagu xiran iyo walaalaha qiimaha badan iyo dhamaan taageerahena quruxda badan
Waxaa maanta guul kaso hoynay tartanka bisha Ramadan ee Qoob dooro Stadium aan kula ciyaareynay dhigena Honest Stars B, ciyaar qurux badan aya so bandhignay
Aqwaan acdemy 1 Honest stars 0
Waxa mahadsan dhamaan macaliminta iyo maamulka naadiga iyo taageeraha na garab taagan maalin kasta.
Mahadsanidiin🙏❤️❤️

Photos from Aqwaan Academiya's post 10/11/2023

《 》Naga gudooma salaan kal iyo laab ah. waa kulanki arbacada 8-11-2023 aan kuso ciyaarnay Stadium kula soo ciyaarnay
Kooxda kubada cagta FC . Barbaro 2 :2 ah
Kooxda wa unbeaten ilaa hada dhinac loma ridi karo.
Waxan u mahadcelineyna dhamaan macalimiinta kooxda iyo taba barayasheda si khaas macalin Ciise
Like dheh oo la wadaag asxaabtaada
🫶

Photos from Aqwaan Academiya's post 05/11/2023

Aqwaan Academiya
Salama Asxabta wa kulankeni Aqwaan Fc vs Boys Fly ee degmada Gubadley. 04/11/2023 kaas ko kuso dhamaaday bar baro 2 : 2
Ilaa hadane laga ma badin kooxda wa la la'yahay cid ka badisa 5 kulan ka badan laga ma badin
Wa sawirada qaar kamida ciyaaryahanadena
Like dheh page ka si uu kuso gaaro kulan walba.

30/10/2023

Lineup kulanki maanta ee degmada gubadley
Ee kooxda Horseed oo guusha nagu raacday 2 : 0
Shabaqa ey noo gaareen Show iyo Jarra

31/07/2020

Eid Al-adxa all my funns.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Degmada Kaaraan
Mogadisho