Qansaxzone

Qansaxzone

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qansaxzone, Football Stadium, qansax, Mogadishu.

08/10/2022

Ku: maamulka degmada
Ku: madaxa arimaha bulshada
Ku: gudoomiyaha dhalinyarada
Og: gudoomiyaha kooxaha xafada qansax
Og: gudiga kooxaha xaafada qansax
Og: 11 koox ee xafada qansax ka dhisan

Ciwaanka: War murtiyeed
Kadib markan aragney isku dhaxyaaca iyo maamul laanta kajirta sports degmada lana wada laayahey league socdey khilaaf badana jiro waxan go'aansaney in maamul loo dhan yahey degmada loo dhiso kadibna la dhameestiro league degmada ayado la is raacsan yahey hogaana la leeyahey
Inta ka horeyso anago ah kooxaha xaafada qansax ee degmada balad xaawo kana kooban11 koox waxan isla qaadaney in aynan ka qayb qaadandoonin league socdey ayadoon hogaan sax ah la dhisin
Wabilaahi towfiiq
Gudoomiyaha xafada qansax
Dalacaye

30/09/2022
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Qansax
Mogadishu
2526