X.Qoorsuul FC

X.Qoorsuul FC

Share

Xɪᴅɪɢᴀʜᴀ Qᴏᴏʀsᴜᴜʟ

18/07/2023

𝗙𝘂𝗹𝗹 𝗧𝗶𝗠𝗲
X.Qoorsuul 0:1 Xamaas SC
X.Qoorsuul oo maanta dheeleyse kulan final oo aan la leheen dhigeen Xamaas SC ciyaarta oo ku dhamatay sidii logu talagalay 1:0 waxaana sidas koobka ku qaadey Xamaas SC
🔥𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥
🏟️X.Qoorsuul 𝗙𝗖 🆚 Xamaas SC
🌒|Guul daro
⏰|18/7/2023
🎞️|FT : 0 Gool>1
NEVER GIVE UP
Waxaan soo laaban doona i.n anagoo saan ka adag
Guul iyo Guul daro my team mar naba noo hoos

18/07/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyareysa Kulan 𝗙𝗜𝗡𝗔𝗟 aH
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚 Xamaas SC
☀️| MAALINTA ➡️Talaado
👕| KULANK ➡️Anas Cup
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️18/7/2023
🏟️| GARONK A ➡️X.Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:00 pm
X.Qoorsuul ayaa galpta ciyareysa finalka tartanka Anas cup
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Goal ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo ❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
Galpta waa galbtii isku duubnaanta iyo kalasoonideena soo muuji laheyn
Ciyarta maanta ciyaraha kqle weynooga duwan tahay ka X.Qoorsuul FC ahaan
Guul i.n X.Qoorsuul FC

22/06/2023

Full time:X.Qoorsuul 1 : 1 Karam FC
Maanta wxaan dhelnay lugteeni koowad ee tartanka Anas Cup wxane ka Galnay Bar baro i.n kulan guul rajeyneynaa
Ciyaarta ayaa ku soo dhamatey sidii logu talagalay 1: 1
Dhaliyasha Goolasha
X Qoorsuul 𝗙𝗖 🆚 Karam 𝗙𝗖
🎞️|FT : 1 Gool iyo 1
🌒|Bar baro
⏰|22/6/2023
⚽ Aweys thiago 🎯|⏩C/rashiid
🤴|𝗺𝗮𝗻 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗺𝗮𝘁𝗰𝗵
🌟🔥Aweys 8🔥🌟
Guul iyo Guul daro my team mar naba noo hoos

22/06/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan ka tirsan Anas cup
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚 karam FC
☀️| MAALINTA ➡️jimco
👕| KULANK ➡️ cup
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️22/6/2023
🏟️| GARONK A ➡️Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:00pm
X.Qoorsuul ayaa dhelausa lugta koowaad ee groupyada
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
qoorsuul ^

07/06/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan sxptinimo
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚banaadir SC
☀️| MAALINTA ➡️Arbaco
👕| KULANK ➡️ sxptinimo
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️7/6/2023
🏟️| GARONK A ➡️X.Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:00pm
X.Qoorsuul ayaa marti loo yahay
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
qoorsuul ^

25/05/2023

Full time:X.Qoorsuul 0:0 Lions back fc
X.Qoorsuul oo manta dheeshay kulan bug bax ah oo aan laheyn dhigeena lion back fc Ciyaarta ayaa sidii logu talagalay ku soo dhamaatay: 0:0 wxana la aaday rigooro wxeyn guusha ku raacday lion.back
🔥𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥
🏟️X.Qoorsuul 𝗙𝗖 🆚 lions back
🌒|Guul daro
⏰|25/5/2023
🎞️|FT : 0 Gool 0
Guul iyo Guul daro my team mar naba noo hoos

25/05/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan Bug bax ah kaas oo tirsan tartanka jaceelow cup
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚Lions back FC
☀️| MAALINTA ➡️khamiis
👕| KULANK ➡️Jaceelow Cup
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️25/5/2023
🏟️| GARONK A ➡️Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:30pm
X.Qoorsuul maxaad urajeneesa
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏

23/05/2023

Full time:X.Qoorsuul 2:1 heegan
X.Qoorsuul oo manta marti u aheed heegan Ciyaarta oo kudhamatay sidii logu talagalay ayaa ku soo dhamaatay: 2:1
🔥𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥
🏟️X.Qoorsuul 𝗙𝗖 🆚 heegan
🌒|Guul+ ciyaar wanaag
⏰|22 /5/2023
🎞️|FT : 2 Gool iyo 1
⚽| awees 🎯♦️najiib
⚽| Aksha 🎯|⏩ aadan
🤴|𝗺𝗮𝗻 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗺𝗮𝘁𝗰𝗵
🌟🔥 awees (6) 🔥🌟
Guul iyo Guul daro my team mar naba noo hoos

22/05/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan jaceelow cup
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚 heegan
☀️| MAALINTA ➡️isniin
👕| KULANK ➡️ cup
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️22 /5/2023
🏟️| GARONK A ➡️X.Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:30 pm
X.Qoorsuul ayaa marti loo yahay
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
qoorsuul ^

20/05/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan jaceelow cup
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚 xidigaha
☀️| MAALINTA ➡️sabti
👕| KULANK ➡️ cup
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️20 /5/2023
🏟️| GARONK A ➡️X.Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:30 pm
X.Qoorsuul ayaa marti loo yahay
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
qoorsuul ^

12/05/2023

X.Qoorsuul Ayaa Galabta Ciyaareysa Kulan sxptinimo
🔥 𝗢𝗚𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥

🔰| KOOXAHA ➡️X.Qoorsuul 🆚 karam fc
☀️| MAALINTA ➡️jimco
👕| KULANK ➡️ sxptinimo
🔵| GOOBTA ➡️Ceelasha
📆|TARIIKHA ➡️12 /5/2023
🏟️| GARONK A ➡️X.Qoorsuul Stadium
⏰| WAKHTIGA ➡️4:00pm
X.Qoorsuul ayaa marti loo yahay
Natiijada Ciyaarta Meeqe Ku Dhamaan Kartaa ❓
Soo saadaali kulanka Gool ugu horeeyo Ciyaaryahanka Dhalinaayo❓
sadalintaadu waa inuu muhiim 👏
qoorsuul ^

12/05/2023

Full time:X.Qoorsuul 2:0 Ajax fc
X.Qoorsuul oo manta marti u aheed Ajax fc Ciyaarta oo kudhamatay sidii logu talagalay ayaa ku soo dhamaatay: 2:0
🔥𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 🔥
🏟️X.Qoorsuul 𝗙𝗖 🆚 Ajax
🌒|Guul+xasuuq
⏰|9 /5/2023
🎞️|FT : 2 Gool iyo 0
⚽| bakar
⚽| qaliir 🎯|⏩c/ rashiid
🤴|𝗺𝗮𝗻 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗺𝗮𝘁𝗰𝗵
🌟🔥 ilkacase (8) 🔥🌟
Guul iyo Guul daro my team mar naba noo hoos

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

http://X.Qoorsuuul/

Address

Mogadishu
252618317904