27/04/2026
Date________ 27/4/2026
GUDOMIYAHA X WABERI
●Kashaqaynta Bilicda xaafada (dhirayn)
●Kashaqaynta Nadaafada
○ QAADYADA ISBUUCYADA SOOSOCDA
●HORMARINTA sportska xafada
●XIRITAANKA layrar (iftiinta xafada)
☆Dhalin yaro balanteenu waa
xaafada
iyo kashaqaynta Danta guud
10/04/2026
10/4/20206
Waxaan si wadajir ah uga shaqeynay ololaha nadaafadda X.Waaberi,
Shaqadana waxay nagu soo dhamaatay si Nidaam ah.
Waxaa ku bogaadinayaa xaafadaha kale ee magaalka inay si wadajir ugu shaqeeyaan ololaha nadaafada ee xaafadahooda.
Ugu dambeyn waxaa u mahad celinayaa maamulka sare ee xaafada & dhalin-yaridiii shaqada adag aan isla qabanay saakay.
06/05/2025
Page follow hala yiraahdo azxpta
02/03/2025
Waxaan canbaaraynaa xarigga wariye Cali Aadan Muumin, waana in degdeg loo sii daayo, xoriyaddiisana loo soo celiyo.
Xarigga Cali, Xildhibaannadii safarka laga xayiray, iyo kulamada siyaasadeed ee la hor istaagay waa ififaalo muujinaya taagyarida rajiimka muddo xileedkiisu dhammaanayo. Waxay kaloo caddayn u tahay in xeeladdii xil iyo xoolo ku aamusinta ee caadada u ahayd ay shaqayn la’dahay.
Bal eeg sababta loo cuskaday xarigga wariyaha “Qalqalgelin amni iyo aflagaaddo madax”
Madax dastuurkii dalka beddeshay, sharcina uusan xakamaynin, awoddii dowladeed iyo hantidii qaranka ku takrifalaysa ayaa ku leh ciddii wax naga sheegta waa danbiile.
21/01/2025
Isbuucaan waxaa Gaalkacyo kabilaabanaysa dhismaha garoonka kubadda cagta cabdullahi ciise maxamuud oo wakhti dheer lasugaayey
Maalinta khamiista ah 23bishaan ayaa si rasimi ah labilaabi-doonaa sida ay ii xaqiijiyeen hoawladaneeda gacanta kuhaya dhismaha garoonka
Mohamed Abdullahi siciid siidhii
20/01/2025
Guddida Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maanta laga bilaabo ay furan tahay diiwaan gelinta ururrada siyaasadda Soomaaliya.
Guddida ayaa ku adkays in keliya doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici doonto Soomaaliya.
Mucaaradka ayaa ka soo horjeeda doorashada qof iyo cod iyagoo sheegaya in aanay suuragal ahayn ammaan ahaan iyo siyaasad ahaanba.