03/07/2024
POWER BOYS
Welcome to the largest club in Bondere district ๐ช๐
03/07/2024
03/07/2024
๐จ Arsenal ayaa u soo bandhigtay Riccardo Calafiori heshiis waqti dheer ah,
Wuxuuna xiisaynayaa u dhaqaaqista kooxda Rer London
Hadii ay ka hishiiyaan Qiimaha ๐ฐ naadiyada kala ah Bologna iyo Gunners ๐
(Xigasho: Fabrizio Romano
03/07/2024
๐จ Real Madrid ayaa xiiseyneysa saxiixa daafaca reer England Marc Guehi,
Barcelona iyo Juventus ayaa sidoo kale isha ku haya.
(Xigasho: Sun Sport)
03/07/2024
๐จ๐ฎ๐น Wax badan oo ku saabsan Riccardo Calafiori. Mikel Arteta ayaa doortay daafaca re talyaani,
Oo qeyb ka ah 3da daafac ee loo soo bandhigay.
Arsenal ayaa sidoo kale xiriir wanaagsan la leh Bologna kadib heshiiskii Tomiyasu; Qiimuhu wuxuu ku dhow yahay โฌ50m, weli ma jiro dalab rasmi ah.
๐ตโช๏ธ Chelsea ayaa sidoo kale soo bandhigtay ciyar-yahan plus lacag
( Fabrizio Romano )
03/07/2024
๐จ Manchester United ayaa muujisay xiisaha ay u qabto saxiixa Sergio Reguilรณn markale xagaagan.
(Xigasho: )
03/07/2024
๐จ Newcastle ayaa xiiseyneysa 22 jirka weerarka uga ciyaara Nottingham Forest Anthony Elanga.
(Isha: )
03/07/2024
Isoo dhaweeya Asxaabey Kaan sameeystay idinka Ayaan idiinka sugaa dhiiri gelin fiican iyo soo dhaweyn heer sare ah Asxaabey ๐โค๏ธ๐ค
11/06/2023
Taageerayaasha Ronaldo ๐ค๐ช
09/06/2023
Hello ๐ Facebook
09/06/2023
Hello ๐ Facebook
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu