POWER BOYS

POWER BOYS

Share

Welcome to the largest club in Bondere district ๐Ÿ’ช๐Ÿ™

Photos from OZA's post 03/07/2024
03/07/2024

๐Ÿšจ Arsenal ayaa u soo bandhigtay Riccardo Calafiori heshiis waqti dheer ah,

Wuxuuna xiisaynayaa u dhaqaaqista kooxda Rer London

Hadii ay ka hishiiyaan Qiimaha ๐Ÿ’ฐ naadiyada kala ah Bologna iyo Gunners ๐Ÿ‘€

(Xigasho: Fabrizio Romano

03/07/2024

๐Ÿšจ Real Madrid ayaa xiiseyneysa saxiixa daafaca reer England Marc Guehi,

Barcelona iyo Juventus ayaa sidoo kale isha ku haya.

(Xigasho: Sun Sport)

03/07/2024

๐Ÿšจ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Wax badan oo ku saabsan Riccardo Calafiori. Mikel Arteta ayaa doortay daafaca re talyaani,
Oo qeyb ka ah 3da daafac ee loo soo bandhigay.

Arsenal ayaa sidoo kale xiriir wanaagsan la leh Bologna kadib heshiiskii Tomiyasu; Qiimuhu wuxuu ku dhow yahay โ‚ฌ50m, weli ma jiro dalab rasmi ah.

๐Ÿ”ตโ†ช๏ธ Chelsea ayaa sidoo kale soo bandhigtay ciyar-yahan plus lacag

( Fabrizio Romano )

03/07/2024

๐Ÿšจ Manchester United ayaa muujisay xiisaha ay u qabto saxiixa Sergio Reguilรณn markale xagaagan.

(Xigasho: )

03/07/2024

๐Ÿšจ Newcastle ayaa xiiseyneysa 22 jirka weerarka uga ciyaara Nottingham Forest Anthony Elanga.

(Isha: )

03/07/2024

Isoo dhaweeya Asxaabey Kaan sameeystay idinka Ayaan idiinka sugaa dhiiri gelin fiican iyo soo dhaweyn heer sare ah Asxaabey ๐Ÿ™โค๏ธ๐Ÿค

Photos from POWER BOYS's post 11/06/2023

Taageerayaasha Ronaldo ๐Ÿค›๐Ÿ’ช

09/06/2023

Hello ๐Ÿ‘‹ Facebook

Photos from POWER BOYS's post 09/06/2023

Hello ๐Ÿ‘‹ Facebook

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu