14/06/2023
KUSO DHAWAAW XARUMAHA Kaamil Fitness
1.XARUNTA DAGMADA HODAN ISKOOSKA SHIQ CALI SUUFI KPP.
2.XARUNTA DAGMADA YAAQSHID AGAAGRKA SALDHIGA DAGMADA YAAQSHID / SHAKTI
3. DAGMADA DHARKEENLEEY AGAGAARKA MACMACAANKA KASO HORJEEDKA QOLOFESTE AMA DHIMAHA WEYN EE AHMED HUUU.
4. DAGMADA KAARAAN AGAGAARK JIIRADA.
Wixi Faahfaahin ah kala xirir.
WhatsApp /Call 0618783870
20/04/2023
EID MUBAARAK
Dhamaan umada Muslimiinta ah ee somaaliyeed meel walbo ee aad jooogtaan waxaan idin leeyahay EID MUBARAK. Sido kle Alle Hanaga aqbalo Acmaashi wanaagsaneed ee aan so sameenay Basha ramaadan Kuwa laga aqbalo alle hangaa dhigo dhamanteen Aamin.
Kaamil Fitness
22/03/2023
RAMAAAN MUBARAK DHAMAAN MUSLIMIINT ALLE HANAGA AQBALO KHEYEKEEDANA ALLE HANA WAAFAJIYO INSHA AALH
21/03/2023
ASC ASXBTENA MADAAMA AANU GALEENO BISHA BARAKEESAN RAMADAAN UGU HOREEN WXAAAN ALLE KA BARIYEENAA IN UU NABAD NAGU GAARSIIYO KADIB KLE KHYERKEEDA ALLE HANA WAAFAJIYO WAANA ISKUGU DARDAARMENAA NAFTEENA IYO TIINABA IN LAGA FA'IIDEESTO BISHAAN KHYERKA BADAN INSHA AALH
JADWALKEENA WUXU NOQON DOONAA HADU ALLE IDMO SIDAAN IDIN MUUQATA.
JIR FIYOOBI QAB AH AYAA MASKAX FIYOWI YEEESHA MAHADSND.
SOO DHAWAAW 0618783870
24/12/2022
Kaamil Fitness XARUNTA DAGMADA YAQSHID OO DIB U CASRIYEEN LAGU SAMEEYE WAXA U KUTALAA WADADA SODONKA SALDHIGA YAQSHID AGAGAARKA WADADA SODONKA. SOO DHAWAAW.
07/12/2022
Asc asxbt Tayactirkii xarunta Yaqshid lagu sameynaaye wa u dhamaaday Marka shqadii dib ayee u bilaabatay shalay Insha alah idina waad ku mahadsantihiin Sabarki aad Inoo sabarteen Mudadii isbuuca ahyd ee shaqada Tayactirka ee socotay
Soo dhawaada Markle 🙏🙏🙏🙏
29/10/2022
Kaamil Fitness
LIKE SHARE and Follow
22/08/2022
Waan kugu Hambaliyeenayaa isbadalka lataaban karo ee Aad sameesay M.a Dr Daahir Wanaag O kamid ah Macaamisha joogtada ah Kaamil fitness DR DAAHIR waxaan leenahay Dre Dadaaalka Halkaa kasiiwad
SHAQAALA HUFAN IYO ADEEG DHAMEESTIRANBA WAXAA DIYAAR IDINKULA AH Kaamil Fitness .
👇👇👇👇👇👇
FOLLOW, LIKE, SHARE.