Abuukar yuusuf

Abuukar yuusuf

Share

fallow like share comment

14/07/2024

Spain waa champions ka Europe markii afraad

14/07/2024

DAQIIQADII 86 AAD MIKEL OYARZABAL OO HOGAANKA U DHIIBAY SPAIN 😱

Malaha hadaf taariikhi ah...

14/07/2024

Cole Palmer ayaa soo galay garoonka, Cole Palmer ayaa dhaliyay labo daqiiqo kadib. 🏴🏴🏴 🥶

iyo Jude Bellingham caawintiisa. 🪄

14/07/2024

Markii ugu dambeysay ee England iyo Spain ay iska horyimaadeen 👀

Photos from Abuukar yuusuf's post 14/07/2024

Berlin waa diyaar, caawa waraa jira

Photos from Abuukar yuusuf's post 04/03/2023

Lazio ayaa Napoli ku garaacday guuldaradii ugu horeysay ee garoonkooda Serie A xilli ciyaareedkan 😲

03/03/2023

Roberto Firmino ayaa u sheegay Jürgen Klopp inuu ka tagi doono Liverpool marka uu qandaraaskiisu dhaco xagaagan, sida laga soo xigtay Sky Sports ee Jarmalka.

Photos from Abuukar yuusuf's post 21/02/2023

Sanad ka hor maanta oo kale, Pierre-Emerick Aubameyang ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee qarnigan dhaliyay seddexleey afar horyaal oo kala duwan.

Hadda muusan ka mid noqon shaxda kooxda Chelsea muddo bil ah.

20/02/2023

Taageerayaasha Liverpool oo Darwin Núñez ku arkaya tababarka maalin ka hor kulankooda Champions League ee Real Madrid 🥰

18/02/2023

Liverpool ayaa kaliya seddex dhibcood u jirsan kaalinta 4-aad hadii ay badiso kulankooda gacanta ugu jira 📈

Photos from Abuukar yuusuf's post 18/02/2023

Newcastle ayaa laga badiyay labo kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan.

Labaduba waxay ka horyimaadeen Liverpool 🔴

18/02/2023

Dabcan waa gool uu iska dhaliyay Emi Martinez kaas oo Arsenal ka caawiyay guusha 😅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu