14/10/2026
π¨ Wadahadallada heshiiska kordhinta Bruno Fernandes iyo Manchester United wax horumar ah lagama samayn isbuucyadii la soo dhaafay.
Hamiga kooxda iyo ballanqaadyada la sameeyay ayaa qayb ka ah sababaha wadahadalladu u istaageen.
United weli waxay wada-hadallo kula jirtaa Bruno si ay kooxda ugu sii haysato, balse ciyaaryahanku wuxuu WALAAC ka qabaa hamiga kooxda iyo halka ay hiigsanayso.
[]
Ayuub Marcelo