06/09/2023
Maanta Oo arboco Ah 6/9/2023 Waxaan Ciyareenaa Kulan-keenii Labaad Ee Tartanka Olow Cup Kaas Oo Ka Socda Degmadda Yaqshid Gaar ahaan Ex Control Balcad, Waxaana La Ciyaari Doonaa Shaariqa Academy.
Guul inshaallah Family Jaay🟠🔴👊
30/08/2023
Maanta Oo Arboco ah Waxaan Ciyaarnay Kulan-keenii Koobaad Tartan Loogu Magac daray iskaashi Cup Kaas Oo Lagu Qabtay Degmadda Yaqshid Ee Gobolka Banaadir,Waxaana Tartan-kaan Loo qabtay Kooxaha Acadeemiyada ah Ee Ka dhisan Magaalada Muqdisho.
Alx Waxaan Ku furanay Guul Muhiim eheed Taas oo aan 5-2 Kaga Badinay Kooxda Shaantii Acedmey.
Fc Jaay 5-2 Shaantii 💪❤️
14/08/2023
Waxaan Galabta Ciyaarnay Kulan Saaxiibtinimo Kaas Oo aan Ku Soo dheeleenay Coco - Collo New Banaadir Fc Oo Aan Marti u eheen Ayaan 3-2 Kaga Soo Badinay Alx Alle Ayaa Ku Mahadsan.
New Banadir Fc 2-3 Fc Jaay💪❤️
17/07/2023
Maanta Oo Isniin ah Waxaan Ciyaari Doonaa Kulan Saaxiibtinimo Anagoo Ku Soo Dheeli doona Deegaanka Lafoole oo Ka Tirsan KGS (Koonfur Gabeed Somalia)
🕹 | Ogeysiiska Ciyaarta
🎮 | Kulanka 👉 LC.OORFANE Fc 🆚 Jaay Fc
🏟 | Garoonka 👉 Lafoole Stadium
📆 | Taariikhda 👉 isniin - July - 17 -2023
⏰ | Saacada 👉 16:00pm
🚩 | Garsooraha 👉 Caaqil Yare { Somalia}
↔ kulankuna waa FRIENDLY Game.
F.G: Kulanka Waxaa dib ugu soo Laabtay Kabtanka Naadiga jaay Fc, Mohamed Hassan Abdi, Oo Ku Magac Dheer [Sakuurad], Wuxuuna diyaar uyahay inu ka qeyb qaato kulanka maanta, Sidookale Waxaa la Heli kara Dhamaan Ciyaartoydii Fasaxa ku Seegay Kualan-kii H**e.
Taageere Nala Wadaag Saadaasha kulanka ?
Mahadsanidiin...
28/06/2023
ED WANAGSAN MY TEAM FC JAAY
28/06/2023
MY TEAM FC JAAY ED. WANAGSAN