Apriss de mohaa

Call Directions Contact the business

Apriss de mohaa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Apriss de mohaa, baydhabo bay, Mogadishu.

13/09/2026

Baydhabo jinaay iyo Cawe ciyaartii u dhexaysay Manchester United vs Manchester city

13/09/2026

:Gobalka Baay tabar Ayan_u weyney ee Dhinaca bakool Ayaan fiirineyna Ayey leeyihiin,

Ciidamadii taabacsana Laftagareen Ee horeyna ugu milmey Koxda khawaarijta ee ku suganaa Duleedka Magaalada Baydhabo Ayaa gabi Ahaanba ka cararey dhufeysyadooda, Ayadoona Ay Aadey dhinaca gobalka bakool sida wararka Ay nagu soo garayaan

Tuuloyin magacyadooda la igu sheegey,(kurto) dhurey) Ceel (Boon) (Yaabal) oo intoodaba ah tuuloyin Hoostaga gobalka bakool,

Maxey kula tahay Adiga

12/09/2026

Labada Xasan waxay dheer yihiin dhalinyarada mustaqbalka leh, Dabka ay..… See more

12/09/2026

Wararka ka imaanayo Degmada Waajid ayaa Sheegeya in Ciidanka Xoogga Dalka ay Banaanka Magaalada Ay ku Garaaceen Dhowr hoobiye ka dib markii laga War heley in Hal kaas Tiro badan oo Shabaab ah ay Soo Buux dhaafiyeen

Xaaladda Guud ee Magaalada Ayaa degan Ciidankuna Waxey Wadaan Dhaqdhaqaaq Xoogan

09/09/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Dib-u-Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib loo eegay (STP 2026–2031).

06/09/2026

Baydhabo igu soo oraad ma aahn wlhi 😆

Xoghayaha Xisbiga JSP Dr Hussein Sheekh Mohamuud  ayaa Deeq Raashin ah ku wareejiyey Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka s...
06/09/2026

Xoghayaha Xisbiga JSP Dr Hussein Sheekh Mohamuud ayaa Deeq Raashin ah ku wareejiyey Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka sida hagar la’aanta geesinimada leh u difaacayey Magaalada Baydhabo

04/09/2026

Cabsi-gelinta shacabka hala iska daayo. Baydhabo waa nabad, waxaana muhiim ah in shacabka loo abuuro deganaan iyo kalsooni, halkii cabsi lagu abuuri lahaa. Aan hadalladeenna iyo ficilladeenna ku ilaalinno nabadda iyo xasilloonida bulshada

04/09/2026

Caawa Baydhabo waa nabad iyo amni.
Sharaf iyo mahadnaq gaar ah waxaan u jeedinaynaa ciidanka geesiyaasha ah ee habeen iyo maalin u taagan sugidda amniga magaalada
Baydhabo way idinku faantaa

04/09/2026

Baydhabo gacan bir ah ayey kujirtaa looma cabsanaayo.

Address

Baydhabo Bay
Mogadishu
0610830

Telephone

+252619788490

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apriss de mohaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apriss de mohaa:

Shortcuts

Share