24/09/2023
Son Heung-min waa goolkiisii 6-aad ee uu ka dhalinayo North London derby.
femal
24/09/2023
Son Heung-min waa goolkiisii 6-aad ee uu ka dhalinayo North London derby.
24/09/2023
This journey ❤️🩹🩹
22/09/2023
🎙️| Vincent Kompany:
"Marka aan la ciyaarayno koox sida Manchester United oo tayo leh, ma awoodno inaan soo bandhigno qaab ciyaareed cajiib ah 100 daqiiqo oo ay ciyaartu socoto."
Habeen dambe iyo Burnley 🔥
- Apriss de mohaa
22/09/2023
Sancho ayaa lagu wargeliyay in lagu soo dhaweyn doono kooxda haddii uu raali galiyo Erik ten Hag.
Laakiin Jadon Sancho ayaa mar kale diiday inuu raali geliyo tababare Erik ten Hag.
- Apriss de mohaa
22/09/2023
Sheikh Jassim & Sir Jim Ratcliffe ayaa weli doonaya inay iibsadaan Manchester United inkastoo iibka kooxda soo jiitamayay 10 bilood.
Sheikh Jassim iyo Ratcliffe ayaa horay u gudbiyay dalabyo ay United ku qiimeeyen £5bn, laakiin qoyska reer Glazers waxay rabaan dalab intaa ka badan.
-Apriss de mohaa
21/09/2023
Pep Waa Tababaraha Kulumada Ugu Yar Ku Gaaray 102 Guul Tartanka Uefa Champions Leage.
Hoos Ka Aqriso Macallimiinta Kulumada Ugu Yar Ku Gaaray 102 Guul Koobka Dhaga Weynaha.
Ancelotti —191 Kulan: 107 Guul.
Ferguson —190 Kulan: 102 Guul.
Guardiola —160 Kulan: 102 Guul.
Pep🐐🐐🐐🐐🐐.
- Apriss de mohaa
21/09/2023
João Cancelo amaah wuxuu dhacayaa bisha june: " waxay ku xiran tahay Barça iyo qaab ciyaareedkisa- sida haddi aad bandhigto, naadigu caadi ahaan waxay rabaan inaad joogto. Hadii kale, iska ilow jogista"🇵🇹
“mudnaanta: si fiican u soo bandhiga, ku guulaysta koobaka, ku soo celi Barça meshii ay u qalantay ka dibna waxaan aragnaa inaan si joogayo iyo in kale"
-apriss de moha
21/09/2023
Waa sawirka Carlo Ancelotti kadib ciyaarta markay soo dhamaatay
-apriss de mohaa
21/09/2023
Facundo Pellistri oo 21-jir ah ayaa ku soo bilowday kulankiisii ugu horreeyey abid ee Manchester United kulan ka tirsan Champions League oo marti u yihiin Bayern Munich.
- Apriss de mohaa
21/09/2023
5 kii kulan ee Ugu danbeesay hal kulan oo keliya ayuu badiyay
Maxey Kulatahy sanadkaan Manutd marxaladeeda ma ciyaartoydaa mise waa Coachka cilada jirta🤔 Pls Fikirkaga Nala wadaag
- apriss de mohaa
21/09/2023
Jude Bellingham Dahabka Real Madrid Siduu kooxdan Utagay Wuu sh*tay Caasimadda 👏
Wiilka Waa Cajiib Waxa Uuna Real madrid unoqday saxiix Guuleystay.
Ma Oran karnaa Da’yarkan waa Frank Lampard ka Cusub Ee Ingiriiska usoo baxay.
20/09/2023
‼️‼️ Waqti buuxa : man United 3-4 bayern
⚽ Sane ⚽ Gnabry ⚽ Højlund ⚽ Kane ⚽ Casemiro ⚽ Tel ⚽ Casemiro
Guuldaro cajiib ah oo ka dhacadey Alianz!!