26/02/2026
π Furitaanka Ramadan Cup 2026 β½π
Waxaa si rasmi ah loo shaacinayaa Furitaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Bisha Barakeysan ee Ramadan (Ramadan Cup) oo ka dhacaya Xarunta Degmada
Degmada Shibis. 2026
π
Taariikhda Furitaanka: (27-02-2026 )
π Waqtiga: ( 3:30 PM )
π Goobta: Xarunta Degmada Shibis
β³οΈMatch Day ( 1 )
Alta Shibis π€π€ Huyhuyda
Tartankan wuxuu ujeedkiisu yahay:
β’ Is dhexgalka bulshada
β’ Kobcinta ciyaaraha futsal/kubadda cagta
β’ tartanka Odayaasha Cuslaatay bisha Ramadan
Dhamaan kooxaha, ciyaartoyda, iyo taageerayaasha kubadda cagta si sharaf leh ayaa loogu codsanaa inay kasoo qeyb galaan furitaanka tartanka si loo bilaabo ciyaaro xiiso leh oo Ramadan lagu qabto xarunta degmada shibis
03/02/2026
π’ WARGELIN RASMI AH β½ π
Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan bahda isboortiga, dhalinyarada, iyo bulshada ku hawlan kubadda cagta in la qaban doono Tartan Kubadda Cagta ah oo gaar ah, kaas oo lagu maamuusayo Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Tartankan ayaa ujeedkiisu yahay dhiirrigelinta dhalinyarada, xoojinta is-dhexgalka bulshada, kor u qaadista isboortiga, iyo in la abuuro Dhalinyaro Mustaqbal leh in la ilaaliyo wadajir, anshax iyo ixtiraam ku dhisan, iyadoo la tixgelinayo barakada iyo qiimaha bisha Ramadaan.
Tartanka ujeedkiisu waa laba qayb dhalinyarada Iyo odayaasha cuslaatay
Ka Qaybgalayaasha: Kooxo is-diiwaangeliyay
Dhalinyarada π₯ A.B.C Dhamaan Wax Xadidan Ma Jirto
Odayaasha cuslaatay Da'da 40-jir Wixi Ka Bilaawdo Waa Cayaari karan wax xadidan ma jirto
Kooxaha daneynaya ka qaybgalka tartanka,
Diiwaangelintu waa furan tahay laga bilaabo
ποΈ Taariikhda laga bilaawa
( Tr 04-02-2026 ) ilaa ( 08-02-2026 ) Ku eg: tahay
Koox walba waa inay buuxisaa shuruudaha tartanka
Wixii faahfaahin ah iyo diiwaangelin, la xiriir:
π (Lambarka Xiriirka 0610808090 )
π Waqtiga: Bisha Ramadaan
πGoobta: (Garoonka Futsalka Xarunta Deg.Shibis )
π₯ Ka Qaybgal: Kooxo isdiiwaangeliya Dhalinyaro & Odayaash Cuslaatay
π₯οΈ Barta Aan Ku Leenahay Social Media
π± https://wa.me/252610808090
π±https://www.facebook.com/share/p/1D5pF3amuf/
π± tiktok.com/
Fadlan Page-ka s Shear Like
14/11/2025
Maalinta Sabtida, 15-ka Nofeembar 2025, ayaa degmada Shibis laga bilaabi doonaa bixinta kaararka codbixinta.
Muwaadin, haddii aad iska diiwaangelisay Shibis, Sabtida kaarkaaga doono.
Diamond Ishtaa Cadde
03/09/2025
Ku Soo Dhawaada Degmada Faca Weyn Degmooyinka Gobalka Banaadir Anagoo Ka Duuleyna Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Mar Wlb Wxn Jecl nahay Isboortis Horu-mar Leh Ciyaaraha Waa Isdhaxgalka Bulsho Welcome to Degmada Shibis
Mohamed Iyo Abdirahman
01/09/2025
Welcome to Degmada Shibis
Abdikarim Bashir
Abdinasir Didierka
Hanad Save
Fadlan Page-ka
Like Saar
Shear-garey
Mahadsanid
01/08/2025
Munaasabadda Soo Dhaweyn Gudoomiyaha Cusub Degmada Shibis Maalinta Beri Degmada Shibis Waa Kulan Ciyaareed Aad U Weyn Ka Soo Qeyb-gali Doonaan Rag Magac Iyo Miizan Ku Leh Bulshada Iyo Baraha Sida Social Media Rer Shibisow Gudoomiyaha Cusub Hala Soo Dhaweeyo Hana Loo Kaco Waa Gudoomiye Dhalinyaro Ah Dadka Iyo Deeganka Fahmi Doono,
Welcome Gudoomiyaha Mudane Ahmed Abdikadir Ali Buux
Degmada Shibis
Shibis Academy
Diamond Ishtaa Cadde
Alahakudhoowro Macalin Nuur
Maxamed Khadar Ibraahim Daahir
Munasar Maxamed
Maracadde Show .
Asal Sports
Ciyaar Bile
π 4:00 PM
ποΈ 02-08-2025
ποΈ Xarunta Degmada Shibis
30/07/2025
π
Taariikh: Sebti, 02/08/2025
π‘ Waqtiga: 12:30 Pm Duhur-nimo
πποΈ Goobta:Garoonka .........?
Waxaa Maalinta Shalay La Soo Saaray Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir Anagoo Ka Ambad Qaadeyno Ah Miyada U Leeyahay Tartanka Oo Sanad Walba La Qabto Ayaa Waxaa Fursad U Siinaa Dhalinyarada Caasimada Ku Nool Si Iskugu Soo Saaraan Xirfadoda Ciyaareed Qofka Wuu U Furan Yahay Ka Soo Qeyb-galka Is Tijaabi,
Degmada Shibis waxay bilaabeysaa xulista rasmiga ah ee ciyaartoyda matali doona xulka Degmada.
Fursaddan waa mid u furan dhammaan dhalinyarada jecel ciyaaraha, leh karti, firfircooni, iyo rajo ay ku matalaan Degmada Shibis.
β
Shuruudaha Ka Qeybgalka:
1 Waa in aad degan tahay ama si rasmi ah ula xiriirto Xarunta Degmada Shibis
2 Daβdaadu u dhaxeyso 15 ilaa 30 sano
3 Waa in aad leedahay xirfad ciyaareed iyo awood jidheed oo Tayo Leh
4 Waa in aad diyaar u tahay tababar joogto ah iyo matalaad rasmi ah
5 Waa in aad muujiso akhlaaq wanaag, ixtiraam iyo ciyaar nadiif ah
Isboortigu waa isdhexgal bulsho.
Ha seegin fursaddan β muuji kartidaada oo noqo mid kamid ah ciyaartoyda lagu faano ee degmada!
π π£ Kala soco page-ka Degmada Shibis wixii warar ah ee dambe. Guddiga Isboortiga Degmada Shibis
β€οΈ π© π€
Λ‘αΆ¦α΅α΅ Λ’α΅α΅α΅ Λ’Κ°α΅Κ³α΅
12/06/2025
Si kasta oo aad wax u qorshaysato adigu, qorshe waa ka Illaahay oo keliya - Tani waa sheeko casharo laga baran karo.
Sawirkani waa Dr Pratik Joshi waxa uu ku noolaa London lixdii sano ee la soo dhaafay. Waxa uu muddo dheer ku hammiyi jiray inuu u mar uun nolosha dalka UK kula midoobo xaaskiisa & caruurtiisa oo Hindiya joogay wuxuuna qorshaynayay sidii uu u keeni lahaa Ingiriiska.
Joshi, dedaalkasta wuxu ku bixiyay in uu dhamaystiro shuruudaha dalka Ingiriiska si uu qoyskiisa Hindiya uga soo dhoofiyo. Dulqaad & halgan dheer kaddib-na riyadaasi way u rumowday.
Dhowaan ayaa UK dal ku galka [Visa-ha] siisay Joshi qoyskiisa [Xaaskiisi & 3 da caruur ah] ee joogay Hindiya.
2 maalin ka hor ayaa Joshi xaaskiisa Dr. Komi Vyas, oo iyaduna ahayd xirfadle caafimaad iska casishay shaqadeedii Hindiya. Boorsooyinka ayayna soo xidhxidheen iyada iyo caruurteedii si Mustaqbalka sugaya ay saygeeda ugala bilaabaan Ingiriiska.
Saaka 12-ka June, dhammaan shantooda [Hooyada, Aabaha iyo Saddexda caruur ah.] iyagoo faraxsan niyadoodana ay ka buuxaan rajjooyin iyo qorshayaal kala duwan ayay soo fuuleen diyaaradda Air India duulimaadka 171 ee kasoo baxayay Hindiya kuna wajahnaa Ingiriiska.
Daqiiqado gudahood kaddib markii ay soo duuleen inta aanay kaba bixin Hindiya ayaa diyaaraddii ay saarnaayeen burburtay riyooyinkoodiina waxay isu beddeleen dambas. Hilbahooda in la aqoonsado ayaaba adkaatay.
Tacabkii Dr Joshi uga safray UK iyo rajjaddii qoyskiisu kula midoobay ee ahayd inay Ingiriiska mustaqbal ka bilaaban waxay kusoo idlaatay geeri foolxun oo aan qoyskaas maanta dunidda qofna ka joogin.
Dhacdadan & kuwa lamid ka ah waxay si dhow u qeexayaan in qorshe kasta oo aad dejiso kan illaahay ku dejiyay kasoo horeeyo.
"Illaahay khaatumada khayr ha inoogu khatimo."
Β©οΈ The Skin Doctor
08/03/2025
Dhamaan Bahad Ciyaaraha Iyo Taageerayaasha Wxn Ku Wargalineenaa In Beri Oo Tr: 09-03-2025 Inoo Furmi-DoonoTartanka RaMaDaN Cup 2025 Xarunta Degmada Shibis Waxaa Lagu Dah Furi Doonaan Kooxaha Bajamas Fc Vs Shibis Stars
RaMaDaN Cup 2025
ποΈ Xarunta Degmada Shibis
πSacaada 3:30 PM
ποΈTr: 09-03-2025
Vs
13/02/2025
Dhamaan Kooxaha Ka Dhisan Gobalka Banaadir Waxaa Lagu Wargalina In Bilaawatay Is-Diiwan Gelinta Tartanka Bisha Barakeysan Ee Ramadan Cup Lagu Qabto Sanad Walba Xarunta D/Shibis
Ujeedka Tartanka Waa Hora-Marinta & Isdhaxgalka Bulshada Waxaa Tartanka Loo Qabanayaa 16-Koox Waa Weyn & 16-Koox Yar-yar
Hadaba Qeybta Yar-yarka Waxaa La Dheelaa 3:45 PM Ciyaarta H**e Waxaa Ka Mab-nuuc Ah Ciyaartoyda Heerka Kala Duwan Soo Ciyaareen Sida Serie-A. B. C. D. & Degmooyin & Gobal Qaran
Halka Kuwa Waa Weynka La Ciyaarayo Ciyaarta Dambe 4:30 PM Dhamaan Ciyaartoyda Heerka Kala Duwan Waa U Free Ama Fasax SERIE-A B C D QARAN
βοΈ Hadaba Is-Diiwaan Gelinta Wey Socotaa Ee Yaan Lagaa Buuxinin Wixii Fah-faahin Ah Nagala Soo Xariira Telephone Number 615832059 Ama Xafiiska Isboortiga Degmada Shibis Inagu Soo Booqan Kartaan
Like Saar
Shear Gareey
Gudiga Isboortiga Degmada Shibis
Degmada Shibis
Shibis Academy
Maxamed Khadar Ibraahim Daahir
Sultan Mustafe Ibraahim Muuse
Alahakudhoowro Macalin Nuur
Diamond Ishtaa Cadde
Saciid Maxamed Shiekh
Call now to connect with business.
28/09/2024
Jug Xoogan Allow Inta Muslim Amaanso