14/08/2025
CR7 kooxda waa dhisanayaa xagaagan bal fiiri Weerarkooda sidan ayuu iskubadalayaa dhawaan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ismaaciil cade, Sports, Digfer Street, Mogadishu.
14/08/2025
CR7 kooxda waa dhisanayaa xagaagan bal fiiri Weerarkooda sidan ayuu iskubadalayaa dhawaan
27/01/2025
Caqliga wanaagsani waa ubax qurux badan oo aan ka bixin beertaada. Ma jiro qof qalbigaaga dhaawaci kara haddii aanad siraha iyo meelaha aad u liidato u sheegin. Dadka oo dhan hakula dhaqmin dabeecad keliya waayo cudurada ma kaxayso dawo keliya.💕💕💕 Cade
22/08/2024
Xildhibaan Gobsan ayaa tiri; "Dhibaato waxa iigu filan markii la igu dhaariyay Kitaabka Qur'aanka kariimka ah. Caawa haddii qof aan Xildhibaankiisa ahay uu Gaajo u dhinto aniga ayaa maalinta qiyaamaha la i weydiinayaa."
Hadalka Xil. Gobsan wuxu muujinayaa sida ay uga werwerayso masuuliyada culus ee saaran ayna uga duwan tahay kuwo da' ahaan kaweyn balse nafahooda keliya Golayaasha Qaranka ku metela.
22/08/2024
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada, Global Partnership for Education (GPE); munaasabaddaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Mashruucan oo socon doona muddo 3 sanno ah ayaa waxaa ujeeddadiisu tahay in lagu hormariyo waxbarashada Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka, Wasiirada Waxbarashada iyo Maaliyadda ee Dawladda Federaalka iyo dhammaan mas’uuliyiintii ka hadlay xafladda daahfurka mashruuca, waxa ay ka mahadceliyeen taageerada ay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada ay la garab taagan tahay horumarinta waxbarashada ee dalkeenna. Waxaana ay tilmaameen in mashruucan loo adeegsan doono dhisidda iyo horumarinta kaabayaasha waxbarashada ee dalka.
DEGDEG: Waxaa hadda weerar culus iyo Huubiyo lagu wadaa Ceelasha Biyaha Saldhig Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin.
Halka hadda la weeraray waa Saldhigii Saakay Shabaabku isku Qarxiyeen.
Ismacaaciil cade
Askar Nisa ah oo maalin caddeey dhacaya muwaadin Bajaajle ah kadibna ula soo baxaya Makaaroof jidka dhexdiisa ku ihaaneysanaya | Sidaan xaq miyaa ?
U hiili dhibanaha oo sii gudbi. cade
Asc azxbta
22/08/2023
BADALKA MAHREZ DOKU Man City waa ay ku dhowdahay cade
22/08/2023
DEGDEG:- Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho .
Sida aan ka xigtay laamaha amniga gaari nuuciisu yahay Leelacalawi ayaa iyadoo ciidanka ay xabadeynayaan waxa ay gashay goob bar kontrol u ah ciidanka dowlada oo ku taala agagaarka Ifka Xalane . cade
10/07/2023
JUDE WAA ISKEENAY ugu dambeyn tababarka REAL MADRID iyo kulumada is diyaarinta ah cade
Ismaaciil cade