01/07/2026
๐๐จ๐๐-๐ง๐๐ ๐๐จ ๐ด
0 - 1
Ugu dambeyn 3 points ๐๐
๐๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐คโค๏ธ
HERE WE GO Semi Finalist ๐๐ถโโ๏ธโฝ๏ธ๐ฅ
Waan dagaalameynaa ilaa dhamaadka I.aโ๏ธโ๏ธ
Fadlan Page ka Cameron Football Club
๐โ๏ธ๐ฅ
๐๐คโค๏ธ
01/07/2026
๐จ๐ด ๐ ๐๐ง๐๐DAY โช๏ธ๐
๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ผ๐ผ๐๐ ๐๐๐๐ผ๐๐๐ผ GALABTA ๐๐ ๐ ๐ฟ๐๐ผ๐๐๐๐๐ผ
๐๏ธ.
๐ AMADI Cup 2026
๐
ARBACO 01 JULY 2026
๐ Waqtiga: 04:20PM
๐ KANAVA STADIUM
________________________________________
๐ SAADAALi oo ku guuleyso Abaalmarin ๐โจ๏ธ
1. Like saar Page-ka
2. โ Follow dheh Page-ka
3. โ Share-gareey Postigaโ๏ธ๏ธ๏ธโ๏ธ๏ธ๏ธ
4. Comment ku Saadaali
โก๏ธ Page ka Cameron Football Club โฝ๏ธโ๏ธ
26/06/2026
๐ธ๐ด Hambalyo 26-ka Juun
Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed
maalintii ay gobollada Waqooyi ee Soomaaliya
xornimada ka qaateen gumeystahaโจ๏ธ๐
Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed!
Maclimo Yuusuf Yacquub Lambaza ๐ธ๐ด๐
Please Page ka Cameron Football Club
17/06/2026
Future Players
Da,yaro Mustaqbal leh
Farxadooda ku qiimee 100%โ๏ธ
Gesey &Afuufa
Please Page Cameron Football Club๐ค๐โค๏ธ
08/06/2026
Maclimu Yuusuf Yacquub Lambaza๐ฅโ๏ธ
Maxaad ka xusuusataa taariikhdiisa ๐
โ๏ธ
๐
โฝ๏ธ Mogadishu City Club
๐ฅ
Goalkeeper
............................................................
Habeen wangsan Saaxiibayaal๐ซก
Cameron Football Club ๐ค๐โค๏ธ
05/06/2026
--Tacsiyo Tiiraanyo Leh--
ุงู ููู ูุงู ุงููู ุฑุงุฌุนูู ูู ููุณ ุฐุงุฆูุฉ ุงูู
ูุฉ
Waxaa maanta degmada Afgooye ku geriyooday
Alle hau naxariisto xog-hayaha Ispoortiska deg.afgooye
Cismaan axmed maxamed loona yaqaan ( Naar Afuuf )
Dhammaan Maamulka Macalimiinta iyo Ciyaartoyda
naadiga Cameroon waxaa ay tacsiyo tiiraanyo leh u
dirayaan dhammaan Ehelka iyo qaraabada uu ka baxay
Marxuumka iyo bahda Ispoortiska deg.afgooye
Waxaan leenahay alle hau naxariisto
Samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo qabrigiisana
Alle ha u waasiciyo, Janada firdowsana Allaha
ka Abaal mariyo ...Aamiin๐คฒ ๐คฒ
26/05/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ธ๐ด๐ค
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Ummada
muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed
farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Ciidaan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo Nolol iyo Naruuro
Hambalyo, Ciid Wanaagsan ๐โจ๏ธ๐ธ
Page ka Cameron Football Club
25/05/2026
๐ฆ๐ผ๐ผ๐ป๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ๐ผ
Berito oo ku beegan talaado waa maalin aad u qiimo
badan oo nalaga doonayo inaan ka faaโiidaysanno soon,
adhkaar, duco iyo istiqfaar. Muhammad ๏ทบ waxa uu
tilmaamay in lagu dhaafayo dambiyadii sannadkii
tagay iyo kuwa sannadka soo socda.๐คฒ๐คฒ
Saaxiibayaalโจ๏ธ๐ธ
Share Garee Cameron Football Club
โจ๏ธ๐ธ
21/05/2026
๐ฆ๐ฅ
Macalimu Yuusuf Yacquub Lambaza iyo
Ciyaaryahanki h**e ee Naadiga ayaa si wadajir xushmad
u Muujiyeen kooxda Cameron Football Club ๐ ๐๐ซก
Kulankii shaley ee ka dhacay Muqdisho Stadiumโฝ๏ธโ
๏ธ
Kuwaas oo kala metelayay kooxaha โฝ๏ธ๐๐ฅ
Naadiga M.C.C. ๐๏ธ GANTALAHA AFGOYE
respectful ๐ซก๐๐ฏ
โ๏ธโค๏ธ