Ac Milan somali fans

Ac Milan somali fans

Share

Wararka kubadda cagta oo la hubo, Falanqeyn Iyo Taariikho h**e oo dhamman teamyada caalamka ahi Halkaan oga Bogo. Nosoo raac Mudane/Marwo, Mahadsanid.

Photos from Ac Milan somali fans's post 12/07/2025

BREAKING NEWS 🚨: Napoli ayaa gabi ahaanba iskaga baxday iibka/Beeca ciyaaryahanka reer Uruguay iyo kooxda liverpool darwin Nunes.

Napoli ayaa aqbali weyday in ay lacag badan ku bixyaan iibka Nunes sidaas darteed waa iskaga baxeen Iibkiisa.

-Abdirahmaan AH

12/07/2025

Saaxiibyaal Cillado jiro awgeed dib ayaynu iskugu soo laabannay Alhamdulilah.❀️

InshaAllah wararkii qiimaha badnaa ee aad nagu barateen waad heli doontaan inshaAllah.πŸ”₯

19/06/2025

Labada saxiix ee kooxda Liverpool.πŸ§πŸ»β€β™‚οΈπŸ‘€

19/06/2025

Madrid ayaa kulankedii oogu h**ey ee Club world cup ka ku furatay Bareejo.

Madrid Vs al Hilaal Madrid ayaa dhan walbo looga fiicna waliba qeybta h**e ee ciyaarta.

Xabi Alonso ayaa isna kulaankisii ogu h**eeyay bar barro ku furtay.

Simone Inzaghi.🀝

19/06/2025

BREAKING 🚨 || waxaa hubaal ah in ay liverpool iibin doonto ciyaaryahankeeda Darwin Nunes.

Waliba todobaadyada soo socdo. [Fabrizio Romano ]

18/06/2025

BREAKING 🚨|| Bernardo silva ayaa noqon doono Captain 1aad ee kooxda manchester city xilli ciyaareedka 2025/26

Waa la xaqiijiyay waana xog sax ahi : [Fabrizio Romano ]

16/06/2025

Rasmi : Tani waa fanaanadda away-ga ahi ee kooxda real madrid sanad ciyaareedka 2025/26.

Ku qiimee 10/?πŸ₯Ά

-Abdirahmaan AH

16/06/2025

DEG - DEG : Florian wirtz ayaa tijaabada caafimaad u mari doono kooxda liverpool Maalinta jimcaha ee inagu soo aadan.

Waa la xaqiijiyay 100% waa done warkaan >> Fabrizio Romano

-Abdirahmaan AH.

Photos from Ac Milan somali fans's post 15/06/2025

Chelsea Home Kit 2025/26.πŸ₯ΆπŸ˜

Rate this 10/?

15/06/2025

KA BAXSAN WARARKA KUBADDA CAGTA :

Asc saaxiibyaal, salaan ka dib saaxiibyaal waxaa jirto arin aanan idin la wadaagin oo ah in aanu badelnay qaabkii h**e ee page ka wararka ogu soo gudbin jirnay kaasoo ahaa in ac milan kaliya aan kusoo gudbin jirnay

Hadda waxa aanu ka dhignay Page team wlbo looga hadlayo oo guud magaca ac milan-na waynu ka baddeli doonna inshaAllah 60 bari ayaa inoola qabtay marka iska dulqaata wararkiina waad helaysaan magacaga iska indha Tira.πŸ˜‚

This is somball Highlights.β€οΈπŸ™ŒπŸΌ

15/06/2025

🚨 Thiago Alcantra ayaa la filayaa in uu ka mid noqdo ama uu kusoo laabto caawiyayaasha macalin hansi flick

πŸ‡ͺπŸ‡Έ X πŸ‡©πŸ‡ͺ πŸ”₯πŸ”₯

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Jiidka 30Ka
Mogadishu
WARARKACIYAARAHAOOLAHUBO,FALANQEYNIYOTAARIIKHOHORE.