Libaax Midkaa rabtid ina kugu garab istaago oon kaa caawiyo ila so socod sii.
Libaaxnimo is a lifestyle πͺπΎ.
Libaax Nation
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Libaax Nation, Personal trainer, Mogadishu.
24/10/2021
Libaax adiga lee naftaada xaqiri karo, waa ina is taxluujisaa ilaa aa goal kaaga ka gaareysid.
Libaaxnimo is a lifestyle πͺπΎ.
Libaax Vitaminada kuu fiican ma taqaana mana qaadata.
Maalintii intaas oo Vitamin baa laga rabaa ina jirkaaga ku kordhiso, adigo Vitamin supplements qaadanaayo ama cuntooyinka ee ku badan yihiin Vitamins kaan.
Libaaxnimo is a lifestyle πͺπΎ.
18/10/2021
Dadaal iyo Taxluujis waa mida lisku dheer yahay, Libaax Nation hoyga dhisida jirka iyo maskaxda raga Somaliyeed.
Libaaxnimo is a lifestyle πͺπΎ.
17/10/2021
Si kaste u aadid GYM cuntada hadii eysan kaa saxneen wax isbadal ah, ma imanaayo.
Cuntooyinka caafimaadkaaga ufiican badso.
Libaaxnimo it's a Lifestyle πͺπΎ.
16/10/2021
πππ Liin macaan ma cuntaa?
Libaaxnimo it's a Lifestyle.
15/10/2021
Ma dooneysaa inaa hormar ka gaartid fitness kaaga?
Libaax Nation baa diyaar kuu ah walal.
Libaaxnimo it's a LifestyleπͺπΎ.
15/10/2021
Heerka rabtid inaa ka gaartid fitness ka anakaa ku gaarsiin karno Libaax. Nala so xariir.
Libaaxnimo it's a Lifestyle πͺπΎ
14/10/2021
Libaax ina noqotaa rabtaa lkn ma rabtid ina shaqada qabtid, sidee u shaqeynee arintaas marka?
Si kasta aad GYM u aado hadii eesan cuntada kuu saxneen wax kuu shaqeenayo malaha, aniga diyaar kuu ah ina ku caawiyo.
Libaaxnimo it's a Lifestyle πͺπΎ.
14/10/2021
Maalintii waa ina biyo badan cabtaa...
Naftaada way kuu abaal-marinee markii biyo badan cabtid, jirkaa kuu qurxoonanaayo.
Waxa ugu horeeyo maliinti cabtid iyo waxa ugu danbeeyo waa ine noqdaan.
Libaaxnimo it's a Lifestyle πͺπΎ.
13/10/2021
Cuntooyinka la dagaalamo Inflammationka ( dhacaamada xun).
1- Broccoli π₯¦.
2- Quraadta cagaarka ah (sida Ansalaatada iyo koostada iyo bagalka iyo qajaarka).
3- Fruits ka sida Berries ka ah (Blueberry, Blackberry, Raspberry) iyo liinmanka sida (liin macaan, liin dhanaan, liin balambeelmo).
4- Yaanyada.
5- Haruud ( cuntada lugu darsado).
6- Loos yaasha kala duwan sida Almonds ka iyo Walnuts ka.
Libaaxnimo waa Lifestyle iska keen keen ma aha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu