Heliwaa Academy

Heliwaa Academy

Share

Heliwaa Football Academy U12 U14 U15

Photos from Heliwaa Academy's post 02/06/2026

Heliwaa Academy U16
Champions🏆💫

28/05/2026

Heliwaa Academy U12
Waxay aheed Bil qurux badan oo wax badan qabsanay Sidoo kale waa Bilowga guusheena ♥️

Photos from Heliwaa Academy's post 28/05/2026

📸part2
Heliwaa Acadmey U12

Photos from Heliwaa Academy's post 27/05/2026

📸Part1
Heliwaa Academy U12

22/05/2026

🚨News

19/05/2026

Bogaadin iyo Hambalyo 🎉
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ciyaartoyda Heliwaa Academy U12-14 waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ciyaaryahanka Abdulhi Abdi Mahamud (Madoobe) oo maanta matalay kooxda Ablaal Heliwaa tartanka Ablaal Schools Tournament.
Ciyaaryahanka ayaa soo bandhigay dadaal, karti, iyo ciyaar wanaagsan kulankii kusoo dhammaaday barbaraha, isagoo sidoo kale dhaliyay goalkiisii ugu horreeyay ee tartanka — taas oo ah guul muhiim ah oo muujinaysa horumarkiisa iyo mustaqbalkiisa wanaagsan ee kubadda cagta.
Waxaan u rajeyneynaa Abdulhi inuu sii wado dadaalka, anshaxa, iyo horumarka wanaagsan si uu u gaaro heerar sare oo ciyaareed.
Hambalyo Madoobe 👏⚽
Mustaqbal ifaya ayaan kuu rajeyneynaa!

17/05/2026

It's Final Day♥️
Heliwaa Ac U16
Good Lucky Our Boys

14/05/2026

The youngest player in the squad.

Abdimalik Jalle ♥️
🏆🏆🏆

Photos from Heliwaa Academy's post 13/05/2026

Warbixin Mahadcelin ah — Heliwaa Academy U14 & U12

Waxaa sharaf weyn iyo farxad noo ah inaan hambalyo iyo mahadcelin u dirno ciyaartoyda, macallimiinta, maamulka, iyo taageerayaasha kooxda Heliwaa Academy gaar ahaan qeybaha U14 iyo U12 kuwaas oo sanadkaan sameeyay taariikh cajiib ah.
Muddo hal bil gudaheed ah ayay kooxahani ku guuleysteen 3 koob oo kala duwan, iyagoo aan laga badin hal kulan — rikoor muujinaya dadaal, karti, anshax, iyo shaqo wadajir heer sare ah.
Guushan ma ahan oo keliya koobab la qaaday, balse waa calaamad muujinaysa horumar, tababar joogto ah, iyo mustaqbal ifaya oo ay leeyihiin ciyaartoyda da’da yar ee Heliwaa Academy.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa:
Macallimiinta iyo tababarayaasha dadaalka badan
Waalidiinta garab istaagga joogtada ah
Taageerayaasha dhiirrigelinta siinaya carruurta
Iyo ciyaartoyda naftooda oo muujiyay geesinimo iyo karti cajiib ah
Heliwaa Academy waxay sii wadaa dhismaha jiil cusub oo kubadda cagta Soomaaliyeed matali kara mustaqbalka dhow.
Hambalyo Heliwaa Academy U14 & U12! 3 Cups • 1 Month • Unbeaten Champions 🏆🔥
“Guushu waxay timaadaa marka dadaal, isku duubni iyo kalsooni ay midoobaan.”

13/05/2026

Alhamdullilah
Finally 🏆

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu
HILWAA