09/06/2025
BISMILLAH
Idil ahanba bahweynta HARD STAR FC waxa ay hambalyo iyo duco halkan u marinayan ciyariyahan h**e kana mid aha ragi sogarsiyay koxda halka ay manta jogto M.r Xasan Adan
Ugu dabbeyn wllken Axmed iyo marwadisa Barlin waxa aynu lenahay
Wada jira o wada jogo waqti badan ila dhamadka nolosho
GURIGINU GURI DHISMAY DHAQMAY IDIM ALLE
WIIL IYO CAANO
GABAR IYO DOLLAR
19/04/2025
BISMILLAH
Hambalyo waxa ay siwada jir ah mamulka macaliminta ciyariyahanada iyo tagera yasha koxdaHARD STAR FC tagera buxa ugu mujinayan Gudomiyaha cusup e dhawan si sharci ah ku imaday hoganka xirirka kubada cagta
Gudomiye Maxamed Ibrahim Cabdi kumagac dher Maxamed yare
Shaqsiyad ahan Gudomiyaha cusup majiro daldalola lagu edeynayo xiligisa ciyaraha amaba dhex galka bulshada
Ugu danbeyn waxa aynu lenahay shaqada lagu igmaday Alle kuguma cebeyo i.a
09/04/2025
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Dhamman mamulka ciyari yahanada iyo tagera yasha koxda hard stars waxa ay farxad AROOS owged halkan ugu hambalyeynayan mid kamid ah macaliminta sportska dagmada luq M.r Abdulahi Ali Salad iyo Marwadisa Maido Adam Ali
Shaqsiyad ahan xaqiqdi wa nin masula o qimo badan inta badana mideya dhalinyarta jecelna wada jirka bulshada
Ugu danbeyn qeybaha kala duwan e koxda waxa ay ugu duceynayan Rerka cusub in ilahay ka dhigo rer barwaqo kuna dhisnado is fahan iyo dhaqan wanag🤲
WIIL IYO CANO GABAR IYO CANO👏👏👏
31/01/2025
BISMILLAH
Manta o ah malin jumca ah 31/1/2025 Waxa ay Mamulka iyo dhamman ciyariyanada koxda Hambalyo Guur/Aroos ugu dirayan d.r@Updulfatah Abdi Ali Hajji iyo marwadisa Hodan maxamed cilmi e u gurkodu ka dhacay dagmada balad xawo e gobolka gedo
Waxa ay dhamman koxda oo isku duban cod dheer oo duco ah ku ledahay Guriginu IDIM ALLE Hanoqdo mid Dhismo oo Dhaqmo Farxad iyo Barwaqana logu dhex nolado ❤️🙏
Waxa kale o ay koxdu ducada marineysa in gurigiinu EEBE ka yelo mid lagu nasto qarabada,xigalka iyo dhamman muslimintana laga sooro 🤲
UGU DANBEYN DICTOR ABDIFAT ADIGA IYO XASKADA WAXA AYNU IDIB LENAHAY BARAKOBA OO WAYO BADAN WADA JOOGO I.A🎊👏🏾🤲
13/01/2025
BISMILAH
Ugu h**eyn waxa ay mahadi usugnatay idilked ALLAH SWC
Waxa manta sinabad ah nogu so idladay galabta lugtii ugu danbeysay Liiga wajigiisa 1aad ee group stage ka aha
Waxa aynu laciyarnay dhigena jilka riyada ee koxda Boys Football Club
Ciyar dagan e si qurxon kuso idlatay
Natijadeduna Noqotay BARBAR DHAC
HARD STAR FC 1️⃣ 🆚️ Boys Football Club 1️⃣
Waxa koxda golka ka cawiyay dahfurayna goal dhalinta garonka labada koxodba Ciyariyahan Cabdi Nasir Beer Hoyo Sidasna waxa ay koxda dad berashada Hard star's fc kaga gudubtay tartan ku badedka herka 1aad e dagmada wajisa 1aad e group stage ka dhibco tiradodu garayo illa iyo 6️⃣ points ✅️
Waxa ay koxda raja weyn ka qabta in ay horay ugu si anba qado halka hada ay gartay illa aynu ka noqoneyno kuwa ugu danbeyo e loso dawasho tago lono sacba tumo I.a
MAHADSANIDIN DHAMMAN MAMULKA, CIYARIYAHANADA,TAGERAYASHA IYO DHAMMAN SHAQSI KASTO JECEL GULAHENA❤️👏🏾
05/01/2025
BISMILAH
Ciyaraha tartan kubadedka heerka 1aad ee dagmada [LEAGUE] ee ganane stadium 🏟 waxa galabta nasib uyeshay in ay wada ciyaran labada koxod e kala HARD STAR FCSh.Mahad football clubbbbub
Run ahanti waxa ay ahayd ciyartu mid xamasadedu wadato lehna xiiso gaar ah sidii horayba logu yaqinay bandhig ciyaredka koxda xogweynta e SH.MAHAD FC
Dadalo iyo waliba isku dayo ad u adag labada dhinacba ay sameyen "GARI LABA NIN K**A WADA QOSLISO" Sidasi owged waxa ay gusha racday koxda dad berashada ee HARD STAR'S FC Waxa ayna kuso idlatay sida tan
HARD STAR'S FC 1️⃣ 🆚️ SH.MAHAD FC 0️⃣
Halkasi o ay koxda dad berashada e HARD STAR'S FC kula so waregtay 3 points
waxana xusid mudan in si guud koxdu hatan ledahay 5️⃣points ✅️
Waxa koxda golka ka saciday
Ciyariyahan A/qani Nymar waxana ka garab siyay ciyari yahan Sharmake
Man of the match legend Cabdi Nasir Beer Hoyo
Waxana koxda dip ugu so labtay ciyariyahano dhawac kaga maqna halka kuwa kalana ciyarta xigto lasugayo
F:G
Waxa aynu koxda kudayashada e xogweynta sh.mahad lenahay guleysto sidi cadada ahayd ❤️🙏
01/01/2025
BISMILAH
Ugu h**eyn waxa ay mahadi usugnatay idilked ALLAH SWC
Marka xigta waxa aynu mahadsanidiin cod dheer iyo mid dhawba ku lenahay Mamulka koxda,Howl wadenada,Ciyariyahanada,Tagerayasha iyo dhamman bulshada ka shaqeyso wada jirka bulshada dhankisa Sports ka
Kadib mugdi mugdi so kala dhex galay Mamulka Sports dagmada iyo koxaha herka 1aad e dagmada aynu kamid nahay waxa malmo ladib dhigay ciyaraha taso ugu danbeyn kuso dhamatay isfahan iyo isu tanazul tasina waxa ay horseday in dib lo ciyaro ciyarihi horay ubaqday
Ugu danbeyn waxa aynu galabta dhelnay lugtii 3aad e liiga dhigena
HARD STAR FC 🆚️ WALALAHA FC
Waxa ayna kuso idlatay
Hard CoreeeStar 0️⃣ 🆚️ WALAHA FC 0️⃣
Sidasina waxa ay koxda ku ledahay 2️⃣ points
Man of the match: Mohamed qadar Omar [sulow] Respect and talented player🙏
Waxa xusid mudan in koxda ay mujisay dadala xigan walow qadartu lasegeyn
F:G
WAXA KOXDA DHAWAC UGU MAQAN CIYARI YAHANADAN
1: Ciyariyahan yusuf Alcadala
2: Ciyariyahan Jamac labsalax
Waxa aynu lenahay bogsada o kaboda xanunka dhalinyaro idim Alle I.a 🤲
MAHADSANIDIN DHALINAYRO 🙏
14/12/2024
BISMILAH
Ugu h**eyn waxa ay mahadi usugnatay Allah swc marka xigto waxa aynu mahadsanidiin lenahay dhamman Howl wadenada CiyariyahanadaTagerayasha iyo dhamman qof kasto o jecel hormarka kooxda HARD STAR FC
Sikoban waxa aynu cadeyn buxda sigar ah ka tiim ahaan iyo ka mamul ahan aynu kala noqonay codkii kalsonida aynu shalay siinay Ex gudomiye
Kadib marki aynu ka waynay xaquuqda hogaamineed mid koxed iyo mid gudba
Ugu danbeyn waxa aynu lenahay Mahadsanid xuman iyo Samantba
F:G
Howl sports malahan rer iyo Dan gaar ah
Hadanu nahay kooxda HARD STAR waxa aynu si xor iyo xalal ah codkeena ugu hiilin doona cid kasta oo anu ugarano in ay xaquq buxda mid gar iyo mid gudba ka heli karno sportska dagmadana mideyn dono I.a
iyo Cadalad
MAHADSANIDIN 🙏
06/12/2024
BISMILAH
Waxa ay mahad usugnatay Allah swc nosoro galiyay in dib lofuro garonka dagmada e muda shaqa kajirin
Waxa galabta laciyarnay dhigena
stars fc waxa ayna kuso idlatay natijada ciyarta barbar dhac
HARD STAR FC 🆚️ Golden stars fc
1️⃣ 1️⃣
Koxda waxa golka kasaciday ciyariyahan
Deck 5️⃣
Waxa aynu rajeyneyna in aynu dadalka si wadno
Gushana cidna lagama xigo dadal wa hakise
Dhamaan ciyariyahanada katirsan koxaha herka 1aad waxa aynu lenahay aynu kawada shaqeyno sidii nabada iyo isdhex galka dagmada ugu shaqeyn lahayn gabi ahantenba
Guul iyo hormar I.a
Luuq Football Association
04/09/2024
BISMILAH
Shalay oo ay tarikhdu ahayd 2/9/2024 10:45ta Galabnimo waxa aynu laciyarnay dhigena Star Football Club
Ciyartan oo ay nocedu ahayd League qaab Home &Away ah aya waxa ay nogu soo idlaatay Barbar dhac labada koxodba
HARD STAR FC 1️⃣
Star. 1️⃣
Golka xamasada waxa koxda kasaciday ciyariyahan MOHAMED OMAR {SULOW] Waxana ka cawiyay ciyariyahan CAWIL {ANTONY }
MOTM: CIYARIYAHAN Hassan Mahamed
Inkasto koxda aysan si taam ah ugu diyar garobin ligan badankodna kala maqnayen waxa aynu raja aad uweyn ka lenahay in aynu soo noqono anaga oo sidan ka awood badan I.A
MAHADSANIDIN DHAMMAN CIYARIYAHANADA IYO TAGERAYASHA KOXDA EE SHALAY KA QEYB QATAY SIDII AY KU HIRGALI LAHAYD CIYARTASI🙏
MARKALE MAHADSANIDIN DHAMMAN KABTANADA KOXAHA CAKARO IYO DHALINAYRADA SIDA ADAG LIGAN NOGALA QEYB QATAY🙏
31/08/2024
_SOMALIDU WAXA AY DHAHDA DEQ SISHEYE DACAD HA MODIN_ 👀👇
~ANAGU HADANAHAY KOXDA HARD STAR'S WAXA AYNU HAYSANA HALKUDHIG AH
CIYARIYAHAN SHISHEYE EE TIIMKALE INOGA IMADAY BARINA KU LABANAYO IN UUSAN BAHIDA NADA DABOLI KARIN SIDA DARTED WAXA AYNU KA DORBIDNAY BADALKI ANU KENSAN LAHAYN CIYARIYAHAN TIMKALE KU ABTIRSADA IN AYNU SOO DHISNO,CIYARBARNO,MURAL BUXA SIINO 8JIRKA KU ABTIRSADA KOXDA HARD STAR'S HADU RABO YUSAN AWOD ULA HANIN IN UU KA GARAB DHELO CIYARIYAHANADA SHEGTO HEER DAGMO
SHARAFTA AYA AH IN UU KU DHELAYO MATALAAD USAN CIDNA U DABA FADHIN💪 WANA HUBNA IN UU GARI DONA KANA SARA MARI DONA HERKA AY SHEGTAN KUWA UU MANTA LA DHELAYO HER DAGMO AMABA GOBOL MIDA AY AHATABA~ ♥️🫡
```F:G```
*DABO ANAD LAHAYN LAGUMA XARO* 🧠🤐
27/08/2024
BISMILAH
Ugu h**ey Allah SWC ayey mahadi usugnatay idilked Alx
Waxa aynu lenahay hambalyo dhamman ardayda somaliyed ee ku guleysatay imtixanka shahadiga ah ee fasalka 12aad ee dhawan laso shaciyay natijadisu melkasta oo ay dalka kajogan
Sigar ah waxa aynu farxad lawadageyna ardaydan oo kamid ah ciyariyahanada koxda kana soo hoyay imtixanka qaranka natija guul ah oo aynu kuwada faraxno
Waxa aynu lenahay dadalkina sii laba jabara marnaba yanan dib lonoqon waxa adna utihin tusale fcn dhamman ciyariyahanada kale ee koxda
Sidokale waxa aynu halkan hambalyo ugu direyna dhamman ardayda luq ganane si gaar ahna qeybtoda sportska Oo ay ugu h**eyan
Ciyariyahanadan
Sadam Omar,C/dulahi Cabdi Cali,Abshir iftin,khalid Adam,Ayanle shire,Feysal Muse iyo dhamman inta qalinka ay nan kuso kobi karin
Waxa aynu lenahay Guleysto jalayal melkasta oo aad tagtan 👏🏾
ALLAH NAGA YELO DHAMMANTEN KUWA KU GULEYSTO LABADA DARODBA 🤲