New Tigers Football Club

New Tigers Football Club

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from New Tigers Football Club, Sports Team, Korontada, Mogadishu.

03/07/2024

Remember!

30/06/2024

Hambalyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, Sannadguuraddii 64 aad ee Maalinta Xuriyadda iyo Midowga Soomaaliya 🇸🇴 1da Luulyo, 1960.

11/06/2024

Team ku dayasho mudan masha allah we stand with Palestine

02/03/2024

Asc asxabta ku xeran page-ka biri galab hadu alle idmo waxaa jira kulan weyn oo aan la cayaareyno walaalahena kulankas oo an ugu magac darnay Derpy Bool Baro kaaso u dhaxeeya labada kooxood ee Kala ah,
New Tigers vs viola fc

Kasoo qeyb galkaaga waa inoo muhiim taageeraysheena Mar wlba qalbigeyna wad ku weyn tihiin wad mahadsntihiin.
Kulankan waxaa la baasan doonaa 05:00pm hadu alle idmo.

Daawasho wacan.

25/02/2024
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Korontada
Mogadishu