Tiirka

Tiirka

Share

Professional footballer

Photos from Tiirka's post 04/02/2025

Rajadu wey sareysaa

Abdalla Tiirka
Elman SC

Photos from Elman SC's post 16/12/2024

Home

10/12/2024

Insha Allah billow qurux badan iyo guulo farabadan



Elman SC
Elman Football Club
Abdalla Tiirka

Photos from Tiirka's post 09/12/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku soo laabtay gurigeygii aan kusoo aflaxay, ka hana qaaday safarkeygii kubada cagta, hogaamiye aan usoo noqday kooxda yaryarka ah J(unior team)

Kooxdii aad kasoo qallin jabisay markaad dib u xerato fanaanadeeda waa darreen qoto dheer oo aan la cabiri karin. Waan ku faanayaa kooxdaan cajiib ah, taariikhda fog leh, ahna koox uu qof walba ku riyoodo.

Jaceylka sumada SC waa mid gudaha ka ifaya, lehna awood dheeri ah marka ay ku hor muuqato.

Safar cusub ayaa noo bilaabanaya daqiiqad kastana waxay noo tahay fursad aan ku gaari karno hadafyada aan hiigsanayno. 💛




Elman SC
Elman Football Club
Abdalla Tiirka

Photos from Tiirka's post 03/12/2024

Enything can happen

Do you believe it?

Abdalla Tiirka

Elman SCElman Football Club

Photos from Tiirka's post 27/10/2024

Marka H**e Mahad Oo Dhan Alle SWT Ayay Usugnaatay Marka Xigto Waxaan Mahad Celin Balaaran U Dirayaa Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda lyo Taageerayaasha
Naadiga raadsan sports club Aan
Waqtigeyga Ugu Quruda Badnaa Kusoo Qaatay
Ma Ilaabi Dooni Qiimaha, Jaceylka, lyo Qadarinta Ay li
Muujiyeen Dhamaan Maamulka, Macalimiinta,
Ciyaartoyda, lyo Tageeraha Waxaan Rabaa Inaan Halkaan Dhamaan Ku Macsalaameeyo Bahweynta Naadiga Raadsan Maamulka lyo Ciyaartooyda lyo Taageerayaasha Intaba mar wlbo waan idin jclhy Qalbigeygana k**a bixi doontaan insha allah

Waadna Mahadsantihiin dhamaanttin

Abdalla Tiirka
All
Husein hadafow
Armaan Hassan

12/06/2024
02/06/2024

Guusha iyo isbedelka nolosha adag waxay ku bareysaa inaad yeelato hadaf

Abdalla Tiirka

28/05/2024

Da’da jiro danta aan leeyaha ka weyn

Abdalla Tiirka

Photos from Tiirka's post 29/04/2024

Raadsan S.C.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Tiitiinleey
Mogadishu