28/08/2025
Hambalyo πβ½οΈπ₯
Xulka Bari ayaa galabta ku guuleystay Koobkii Ciyaarta Xaaji Buube League, kadib ciyaar xiiso iyo xamaasad leh oo ay soo bandhigeen.
Guushan waa mid taariikhi ah oo muujineysa kartida, dadaalka iyo isku-duubnida kooxda.
Waxaan leenahay Hambalyo Xulka Bari iyo taageerayaashooda β guulo iyo horumar joogto ah ayaan u rajeyneynaa mustaqbalka ciyaaraha. π
28/08/2025
Magaalada Buuloburte ayaa galabta martigelinaysa ciyaarta kama-dambaysta ah ee Xaaji Buube League Final, taas oo ka dhici doonta garoonka Xaaji Buube Stadium saacadda 04:00 galabnimo.
Kooxaha Xidigaha Bari iyo Xulka Bari ayaa wajahaya midba midka kale, iyagoo u dagaallamaya koobka ugu sarreeya ee tartank.
Ciyaartan kama-dambaysta ah waxay xambaarsan tahay xiiso, tartan iyo rajooyin badan oo ay qabaan taageerayaasha labada dhinac.
Bulshada degmada Buuloburte iyo nawaaxigeeda ayaa si weyn loogu boorinayaa in ay garoonka yimaadaan, si ay u taageeraan kooxahooda islamarkaana uga qayb qaataan xoojinta ciyaaraha iyo isdhexgalka bulshada.
28/08/2023
Fc: Bari oo u diyaar garowday Kulanka galabta ay la leedahay ee Halgan, Guuleysta dhalinyaroππ
28/08/2023
Waxaa Galabta Wada Ciyaari Doono Kooxaha Fc Bari Oo Buuloburte Matalaya Vs Fc Halgan oo Halgan Mataleysa Kulankaasi Ayaa Lagu Ciyaari Doona Garoon Ku Yaala Halgan Madama Kulankaan ay Marti Gilisay Fc Halgan.
Sadaali Kulankaan Qeybta Comment-ga
20/07/2021
Loogaay Team 1 Vs Xaaji Buube 7 π€ΈββοΈβ½οΈ
Cimaamada ku tuura guysππππ―