29/09/2025
Mikel merino xalay waa uu ku dabaal dagay kooxdiisi h**e ee new castle united
Waxa uu umuuqday in uu aad ugu caresanyahay qaabki ay h**ey ula dhaqmen
Any way arsenal xaaly waxay nasiib kuleheed ragaan physical ka badan in ay ka baddiyan xili dambe ' oo feer u sii dheeryahay .
16/07/2025
RASMI: Thiago Almada ayaa Noqday Xidigi 7aad ee Reer Argentina oo AtleticodeMadrid Ka Tirsan..... 🔴⚪️ 🇦🇷
✅️ Nahuel Molina
✅️ Juan Musso
✅️Rodrigo de Paul
✅️ Julián Álvarez
✅️Giuliano Simeone
✅️Gerónimo Spina
✅️Thiago Almada
15/07/2025
Isack ayaa dhaqaaqi karo Soon
15/07/2025
🚨Kooxda Arsenal aya heshiis €18M + guno dheeri ah kala gaartay Kooxda Valencia Cristhian Mosquera.
Lababda dhinac aya ka wada xaajonaya qaabka qiimaha gunada ee xidigan .
Xidigan aya maalinimada Arbacada ah Arsenal u mari doona tijabada caafimad ka ✅
15/07/2025
Who is master?
Xavi ❤️
Pirlo 👍
15/07/2025
War farxad noo ah reer barca 😂
🚨🚨🚨 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Liverpool ayaa doonaysa Rodrygo, xiisahooda waa mid dhab ah — sida uu werinayo Diario AS! 🤯💣
15/07/2025
🚨Terstegen xatta numberkiisa 1 inu waayo ayaa la filayaa oo Joan Garcia la siiyo