Rajo Athletics Contest

Rajo Athletics Contest

Share

“Rajo Athletics Contest” ee ah “Mashruuc Tartanka Ciyaaraha Fudud ee Rajo”.

09/01/2023

Abdulkadir Garabeey oo kamid ahaa Gudiga Tartanka ayaa ku dhawaaqay Natiijada iyo dhalinyaradii guulaysatay.


#2023

09/01/2023

Qaar kamida Ciyaartoydii ku tartamaysay Tartanka qaybihiisa kala duwan ee 𝐏𝐮𝐬𝐡 𝐔𝐩, 𝐏𝐥𝐚𝐧𝐤, 𝐏𝐮𝐥𝐥 𝐔𝐩 ayaa soo bandhigay ciyaaro qurux badan.

Photos from Rajo Athletics Contest's post 09/01/2023

Macalimad Shankaroon oo kamid ahayd guddigii Tartanka ciyaarahada fudud ee sanadkan lagu qabtay ayaa la gudoonsiiyey bilad sharaf ayadoo oo uu ugu Mahadceliyey Gudoomiyaha Rajo Athletics Contest kaalintii wanaagsanayd ee ay Tartanka ka qaadatay.

Photos from Rajo Athletics Contest's post 09/01/2023

Labadii garsoore ee sida hufan uga qayb qaatay Tartanka ayaa iyagana la gudoonsiiyey shahaado sharaf iyo Billado loogu Mahadcelinaayo, waxayna macalimiinta ka mid yihiin Macalimiin soo saartay dhalinyara badan waana kuwa looga haray jirdhiska.

Mahadsaniidiin Macalin Saciid iyo Macalin Bashiir.

09/01/2023

Shirkadda ka shaqaysa Deegaanka iyo hormarka Bulshada Ecosom ayaan halkan ugu Mahadcelinaynaa oo sanadkan Maalgilisay Tartanka Ciyaaraha fudud waxaana halkaas ka cad in shirkada Ecosom ay diyaar utahay dhiirigalinta dhalinyarada Soomaaliyeed Markale Mahadsanidiin Team Ecosom.

waxaana Gudoomiyaha Rajo Athletics Contest Gudoonsiiyey shahaada sharaf oo Mahadcelin ah.

09/01/2023

Xidigii ku Guulaysta Tartanka sanadkan Hambalyo Ballaaran ayaan halkan ugu diraynaa waxaan u rajaynaynaa hadaan nahay Team Rajo Athletics Contest Mustaqbal qurux badan guulaysta.


#2023

Photos from Rajo Athletics Contest's post 09/01/2023

Waxaa billado kala duwan la gudoonsiiyey dhamaan Tartamayaashii ku guulaystay Tartanka Ciyaaraha Fudud waxaana seddexda qof ee kaalmaha h**e ka galay Tartanka ay heleen Bilado waawayn, sidoo kale waxaa halkaas shahaada sharaf lagu siiyey garsoorayaashii ciyaarta iyo dad kale oo ka qaybqaatay Tartanka.

06/01/2023

Macalimad Shankaroon oo ah Macalimad Jiim ayaa ka warantay Muhiimada ay leedahay in ciyaaraha Noocaan ah Bulshada loo qabto iyadoona si gaar ah ugu mahadcelisay Gudoomiye Mohamed Mursal Salad oo soo Abaabulay iskuna soo duway Tartanka.

06/01/2023

Gudoomiyaha Rajo Athletics Contest ayaa u hambalyeeyey Teamka usoo gudbay Finalka Tartanka ciyaaraha fudud.

Photos from Rajo Athletics Contest's post 05/01/2023

SAWIRO: Tartanka ayaa sanadkan waxaa ku tartamay dhalinyaro badan oo halkaas kusoo bandhigay Awoodooda jir dhiseed waxaana goobjoog ku ahaa halkaasi bulshada qaybaheeda kala duwan.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hamar
Mogadishu
2526