29/07/2026
🚨⚪️ Real Madrid ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah ula xiriirtay Manchester City si ay ugala soo saxiixato Rodri.
Wada-hadallada u dhexeeya labada kooxood ayaa si afka ah u billowday. Florentino Pérez ayaa ugu dambeyn oggolaaday in heshiiska la dhaqaajiyo, kaddib bilo ay albaabbadu xirnaayeen.
Real Madrid waxay muujisay inay diyaar u tahay inay bixiso in ka badan €50 milyan si ay ula soo wareegto Rodri.
🤍 Hala Madrid!
Follow dheh, la wadaag asxaabtaada.