07/01/2022
Muqtar c-risaaq oficial
summary
07/01/2022
27/12/2021
Warka ka soo baxay madaxweynihii h**e Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee khuseeya shaqada Ra’iisul Wasaaraha iyo isku daygiisa in uu ciidan kula wareego xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waa tallaabooyin baal marsan dastuurka iyo sharciyada dalka, mas’uuliyadda wixii ka dhashana waxaa qaadaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidii caadiga ahayd u wataa shaqo maalmeedkiisii, waxaana ka go’an in uusan cidna uga heybeysan gudashada waajibaadkiisa Qaran, si uu dalka u gaarsiiyo doorasho horseedda in awoodda lagula kala wareego si nabad ah.
26/12/2021
Muqtar c-risaaq oficial summary
08/09/2021
Xikmadan sax miyaa asxabta
08/09/2021
Asc asxabta subax wanagsan
Pagekan like saar
Siina share gare
Muqtar c-risaaq oficial summary
24/08/2021
Rasmi: Real madrid ayaa qandaraaska u cusboonayaiosay Balverde oo ku sugnaan doona Santiago Bernabue ilaa 2027 Laaakin arinta layaabka mudan waxay tahay in qiimaha lagu burburin karo heshiiskan ay tahay 1 billion oo Euro.
19/08/2021
Allah unaxariistee Waxaa xalay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ku geeriyooday taageerihii weynaa ee kooxda Heegan Sports Club kaasi oo ahaa midka ugu caansan ee sucabtuma Kooxda Heegan Abuukar Saciid Cumar (OWBAARI) .
Kooxda Heegan Sports Club ayaana ka tacsiyesay Geeridiisa.
Waa maxay jacayl
Jacaylku waa waxjira kuna beerma qalbiga bini’aadamka
Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama lanoqda deris
Waatuu abwaan sangub horay uga yiri ( hadii aan jacayl jirin nimco laguma joogeen)
Waxaa run ah inay dadbadan iswaydiinayaan waa maxay jacay?
Jacaylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay
jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo halqoraal.
Xagee laga helaa jcaylka?
Jacaylka waxaa laga helaa dareemayaasha bini’adamka iyo dhiiga qofka
Sideen ku ogaan karaa in jacaylku ihelay iyo inkale?
Waxad ku ogaan karto waxaa kamid ah waxyaabahan soo socda sida
Fikir badan ood ka fikirto qofka aad dareenka uqaaday, isbedel ku yimaada noloshaada, gooni ubax, inad tabto waxbadan, jecleysato laajogeeda lahadalkeeda iyo waxyaabo kaloo badan
Daawa maleeyahay jacaylku?
Haa wuu leeyahay waxayna tahay qofki aad mohatay ama jamatay adigoo hela lana wadaaga jacayl dhab ah.
Hadaba madoonaysaa in lagu jeclaado?
Marka h**e waxaa lagama maarmaan ah inad diyaar utahay in lagu jeclaado waayo hadaadan udiyaarsanayn in lagu jeclaado ma noqon kartid qof dareema micnaha jacaylka ama dareema mcnta nolol jacayl ku dhisan.
Noloshu waa jacayl.
Noloshu waxay ka unkantaa meel jacayl kajiro meel nacayb kajirana nolol k**a jirto
Jacayl la’aan waa nolol la’aan
Qoraa waa muqtar c-risaaq
13/06/2021
Asc asxabta duhur wanagsan
Pagekan share garee
Follow
Like
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
0616525840
Mogadishu
851592