KHapirka Footbalka Somalia

KHapirka Footbalka Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KHapirka Footbalka Somalia, Sports, Mogadishu.

15/12/2019

Xulkeena Ayaa laciyaraya galabta xulka wadanka eleteria ........
Hadaba maxad Urajaynayaa wiilasha ocean stars...πŸ‡ΈπŸ‡΄

09/11/2019

Blus oo Kalinta labaad iska xaadirisay ....πŸ˜•

07/11/2019

Nimankii city ahaana xaladu waxay ku xuntaha kohor kulanka ay andfild kula yeelanayan Liverpool EPL ka.........

Waxana dhawacyo kaga maqan qaaarkamida xidigaha safka koowaad ee kooxda ........ Sida

Laport.
Leore sane
David Silva
Endarson
Sinchinko

Photos from KHapirka Footbalka Somalia's post 07/11/2019

Sadaali xili ciyaareedkan kooxda championska England ah 7 Dan kooxood....

Marka h**e intadan sadalin

Fadlan Like noosaar iyo share........

Sadaal Wacan...

Photos from KHapirka Footbalka Somalia's post 07/11/2019

Dinomo vs shakhtar 3_3

Kulan kale oo xiso badan oo kadhacay UCL...........

07/11/2019

Mancity oo goolhaye cajiiba heshey........🀣

Photos from KHapirka Footbalka Somalia's post 06/11/2019

Kulamadii Cawa laciyaray tartanka UCL.....

Juve 2 lokomotive 1

Bayern 2 :0 kugaracday kooxda olympiacos.....

06/11/2019

Kooxdii Ugu horaysay ee warega xiga usoo baxda UCL waxay noqota Bayern munchen 2019/2020...

06/11/2019

Roberto lewandowski ayaa Cawa dhiliyay goal kisii 21 tartamada oodhan 17 game uu ciyaaray Ninkan..........

06/11/2019

Wxaa laciyaarayaa kulama kamida UCL Cawa....

Waxana ciyaaraya qayba kamida koxaha Ugu wayn yurub......

B.Vs Atalatico Madrid

Real Madrid vs Galatasaray

Atalanta Vs Man City

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu