11/01/2025
FT: Chelsea 5-0 Morecambe.
Kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay wadada guulaha.
Kusoo dhaawada page ka Qabiir yoniz wararki ugu dambdeyay ee ciyaaryaha kala soco halkan kuxirnoow.
11/01/2025
FT: Chelsea 5-0 Morecambe.
Kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay wadada guulaha.
07/01/2025
π¨ Mainoo iyo Manchester United ayaa ku kala fogaaday wada xaajoodka Mainoo ayaa doonaya ku dhawaad ββΒ£200,000 oo mushaar ah todobaadkii.
Manchester United ayaa laga yaabaa inay go'aansato inay iibiso suuqan janaayo ama suuqa xagaaga.
Chelsea oo hogaamineysa tartanka Mainoo.
()
05/10/2024
FT. Crystal Palace 0 Liverpool 1
Liverpool ayaa guul muhiim ahayd kagaartay kooxda place iyadoo Liverpool ay hogaanka sii dheeresatay.
Asc sxbayaal mudo dheer page ka cilad ayaa iga haysatay alx ugu dambeen wuu ii ficnaday.
Wararka kubada cagta waa idinla socod siin doona saacad wlba
07/05/2024
π¨π½πππΌππππ: Kooxda Man United ayaa Gareth Southgate ka dhigatay bartilmaameedka ugu sareeya ee tababaraha cusub. Weli laguma heshiin laakiin wadahadalada ayaa la filayaa inay dhawaan horumaraan
Madaxda United ayaa ku qanacsan in Southgate uu yahay tababaraha saxda ah ee hogaamin doona project ga cusub ee Manchester United.
[]
02/05/2024
π¨RASMI: Ralf Rangnick ayaa iska diidey shaqa tababarnimo ee kooxda Bayern Munich.
Bayern ayaa kaliya sugaysay Ralf Rangnick inuu aqbalo soo jeedintooda iyadoo lagu dhawaaqayo usbuuca soo socda balse arrimo isaga u gaar ah ayuu ku diiday.
Ka dib Xabi Alonso iyo Nagelsmann, sidoo kale Ralf Rangnick ayaa isagana diidey Bayern Munich.
Wadahadalada tababaraha cusub ayaa isla markiiba dib u bilaaban doona.
()
29/04/2024
π¨ πͺπ¬ ππππππππ: Liverpool ayaa rajeyneysa in Mohamed Salah 31 jir ah uu sii joogo ugu yaraan 1 xilli ciyaareed oo dheeri ah! Weeraryahanka Masar wax calaamad ah k**a bixin inuu doonayo inuu baxo.π΄
()
28/04/2024
π¨ BREAKING: Manchester United ayaa xiiseyneysa Ronald Araujo.
()
28/04/2024
π¨BREAKING: Barcelona ayaa ku dhowaaqday inay heshiis la gaartay Guido Rodriguez kaasoo hadda la filayo inuu beeca xorta ah ugu biiro kooxda xagaagan.
()
27/04/2024
π¨ RASMI: Sheffield United ayaa noqotay kooxdii ugu h**eesay xilli ciyaareedkan heerka hoose ulaabatay kadib kulanki maanta Newcastle ay kala kulmeen guuldaro 5 goal iyo 1 goal.
27/04/2024
Liverpool ayaa markale kuftay waxayna maanta xaqiijisay inay gabi ahaan isaga hareen tartanka horyaalka.
Liverpool waxaa kamuuqda caajis badan iyo koox aana u diyarsanen inay marka h**e so gaarto meeshan waayo xidigaha Liverpool k**a muuqato baahi gool.
26/04/2024
π¨BREAKING: Waxa la filayaa in Sir Jim Ratcliffe uu ceyriyo Erik ten Hag dhamaadka xilli ciyaareedkan.
[]