08/06/2026
Training kii maanta back to back๐๐ฅ๐
Shaam is a football training organization dedicated in developing young football talent.
Located in Mogadishu, Somalia, it typically offers structured training programs, youth development, and provides a pathway for higher level of professional football.
08/06/2026
Training kii maanta back to back๐๐ฅ๐
26/05/2026
Maamulka, Macallimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda SHAAM AC waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa u dirayaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Ciid Mubaarak dhammaan taageerayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed! ๐ธ๐ด๐โค๏ธโจ
18/05/2026
Daโyarta academyada๐๐ฅ๐๐ธ
16/05/2026
Shaqadii maanta special training ๐๐๐ฅ
12/05/2026
Hard workers๐๐๐ฅ
Ballโฝ๏ธ๐ค๐ฅ
22/04/2026
Training yellow boys๐๐ฅ
Ball building and 3point ๐๐ฅ๐
09/04/2026
Back to Back ๐๐ฅ
19/03/2026
Eid Mubarak
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda SHAAM AC waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda Ciidda u dirayaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii ku gaara caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ๐คฒ
Ciiddaan Ciiddeeda kale ku gaara bashbash iyo guulo is daba joog ah.
Ciid Mubaarak dhammaan taageerayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed! ๐ธ๐ดโจ