25/04/2025
π¨ AtlΓ©tico de Madrid ayaa xiisaynaysa saxiixa xiddiga Tottenham ee Rodrigo Bentancur isaga iyo saaxiibkiis Cristian Romero.
Sports news
25/04/2025
π¨ AtlΓ©tico de Madrid ayaa xiisaynaysa saxiixa xiddiga Tottenham ee Rodrigo Bentancur isaga iyo saaxiibkiis Cristian Romero.
25/04/2025
π¨ ππ₯πππππ‘π: Arsenal ayaa heer gabo gabo ah mareysa wadahadalada ay kula soo saxiixaneyso Martin Zubimendi, kaasoo qandaraaskiisa Real Sociedad lagu burburin karo 60 milyan euro.
24/04/2025
π¨ Dean Huijsen wali ma uusan go'aansanin kooxda uu ku biiri lahaa madaama Β£50m lagu burburin karo qandaraaskiisa. Chelsea, Liverpool, Arsenal ayaa wali tartanka ku jira oo la xiriiraya ππ
24/04/2025
π¨π¨ Arsenal ayaa hadda wada hadalo kula jirta THOMAS PARTEY heshiis cusub. π¬π
24/04/2025
Ciyaartoyga dheelay daqiiqadah ugu badan seasonka illaa hadda, ππΏββοΈ
Waa 5ta horyaal
24/04/2025
Midka mida sawirda qabsaday baraha bulshada maal mihii laso dhaafay Victor β€οΈ
24/04/2025
π¨ | BREAKING: Aad iyo Aad ayay suurtogal u tahay in Alejandro Garnacho uu ka tago Manchester United suuqa xagaagan.
24/04/2025
Xilli ciyaaredka Edouardo Camavinga wuu soo dhamaaday kadib dhaawicii soo gaadhay Kulankii Xalay ee Getafe.
24/04/2025
NEW: Haddii Real Madrid ay dooneyso saxiixa Xabi Alonso, Leverkusen waxay u baahan tahay inay hesho lacag lagu fasaxo Alonso oo ah β¬8m.
π€
24/04/2025
Ciyaartoyda u soo ciyaaray labada Milan iyo Inter π
24/04/2025
Jamie Vardy ayaa ka tagay Leicester City gooldhaliyahoodii seddexaad ee abid ugu goolasha badnaa abid
ISKU SOO NOQOD WANAAGSAN SXPYAALπ
Omer Updy Ebrahim Mr Shiiqalow
28/10/2024
π¨ | OFFICIAL: Rodri Ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or sanadkan 2024! π